Now this is a very un-TED-like thing to do, but let's kick off the afternoon with a message from a mystery sponsor.
waxa aan hada sameynaayo waa wax ka duwan TED gebi ahaan laakiin cawada aan ku bilaawno warqad ka socoto ''Masuulka waxyaabaha qarsoon''
Anonymous: Dear Fox News, it has come to our unfortunate attention that both the name and nature of Anonymous has been ravaged. We are everyone. We are no one. We are anonymous. We are legion. We do not forgive. We do not forget. We are but the base of chaos.
''Qof aan la aqoon'': Fox News-oow Dareenkeena waxaa soo jiitay in dhamaan magaca iyo deegaanka qofka aan la qoon la kashifay Anagu dadka dhan ayaan nahay, hal qof ma nihin Dad aan la aqoonin ayaynu nahay, koox ayaana matelnaa wax ma cafino, waxna ma hilmaamno Fowdada bilawgeeda ayaynu nahay
Misha Glenny: Anonymous, ladies and gentlemen -- a sophisticated group of politically motivated hackers who have emerged in 2011. And they're pretty scary. You never know when they're going to attack next, who or what the consequences will be. But interestingly, they have a sense of humor. These guys hacked into Fox News' Twitter account to announce President Obama's assassination. Now you can imagine the panic that would have generated in the newsroom at Fox. "What do we do now? Put on a black armband, or crack open the champagne?" (Laughter) And of course, who could escape the irony of a member of Rupert Murdoch's News Corp. being a victim of hacking for a change.
Misha Glenny: ''Dad aan la aqoon'' Mudanayaal iyo marwooyin waa koox horumarsan waa koox wax Dhaqaajisa oo siyaasad usoo jeestay soona baxay sanadkii 2011 aad ayaana looga cabsadaa ma ogaan kareysid waqtiga weerarkooda xiga ay soo qaadayaan qofka iyo waxa ay cawaaqibtaas noqon karto laakiin si xiiso leh waa dad kaftan yaqaana kooxdaan, waxay jabsadeen Qaanada Twitterka ee Shabakada FOX NEWS si ay usheegaan in la dilay Madaxweyne Obama markaan waad qiyaasi kartaa naxdinta ka dhalan karta qolka wararka ee Fox Maxaan sameynaa? Calaamad madoow miyaan saarnaa, mise dhalo khamri ayaan furnaa (Qosal) Dabcan, yaa waaye qofka ay kasuuro galeyso, jeesjeeskaas in uu sameeyo in xubin kamid ah shirkada wararka ee Rupert Murdoch la jabsaday si wax loo badalo
(Laughter)
(Qosal)
(Applause)
(Sacab)
Sometimes you turn on the news and you say, "Is there anyone left to hack?" Sony Playstation Network -- done, the government of Turkey -- tick, Britain's Serious Organized Crime Agency -- a breeze, the CIA -- falling off a log. In fact, a friend of mine from the security industry told me the other day that there are two types of companies in the world: those that know they've been hacked, and those that don't. I mean three companies providing cybersecurity services to the FBI have been hacked. Is nothing sacred anymore, for heaven's sake?
Mararka qaar Akhbaarta ayaad shideysaa waxaadna isleedahay ''Ma waxaan dhiman qof kaloo la jabsado?'' Shabakada Sony ee Games-ka waa la jabsaday Xukuumada Turkiga waa la jabsaday Wakaalada Ingiriiska ee danbiyada khatarta ah - si fudud ayaa loo jabsaday Wakaalada Sirdoonka Mareenkankana-- hoos ayay u rideen Runtii, Mid saaxiibkeey ah oo dhanka amaanka kashaqeya ayaa iisheegay Maalmo kahor in Shirkadaha caalamka 2 nooc ay yihiin Shirkada og in la jabsaday iyo kuwo aanan ogeyn waxaan kawadaa in 3 shirkad ee Amaanka Internetka ka shaqeeya howlahoodana u gudbiya FBI in la jabsaday miyeesan jirin wax ilaahay dartiisa loo dhaafaayo?
Anyway, this mysterious group Anonymous -- and they would say this themselves -- they are providing a service by demonstrating how useless companies are at protecting our data. But there is also a very serious aspect to Anonymous -- they are ideologically driven. They claim that they are battling a dastardly conspiracy. They say that governments are trying to take over the Internet and control it, and that they, Anonymous, are the authentic voice of resistance -- be it against Middle Eastern dictatorships, against global media corporations, or against intelligence agencies, or whoever it is. And their politics are not entirely unattractive. Okay, they're a little inchoate. There's a strong whiff of half-baked anarchism about them. But one thing is true: we are at the beginning of a mighty struggle for control of the Internet. The Web links everything, and very soon it will mediate most human activity. Because the Internet has fashioned a new and complicated environment for an old-age dilemma that pits the demands of security with the desire for freedom.
wax walbeey ahaato, kooxdaan qarsoon waxay naftooda u sheegayaan in ay qabanayaan howlo ay ku cadeynayaan in Shirkadaha Eberka ah ee ku ilaalinayaan Macluumaadkeena laakiin dadkaasi qarsoon waxay leeyihiin dhinac qatar ah waxay leeyihiin Fikrado ayaga riixaaya waxay sheeganayaan in ay la dagaalayaan shirqoolo xunxun waxay dhahayaan: in xukuumadaha ay isku dayayaan in Internetka ay qabsadaan, ayna maamulaan ayagana ''Qof walboo qarsoon'' ee yihiin codka iska Caabinta xaqiiqda ah. kana soo horjeeda Kali talisnimada Bariga dhexe kasoo horjeeda Hey'adaha warbaahinta caalamiga ah kana soo horjeeda Wakaaladaha Sirdoonka iyo qof walbay ahaato siyaasadadoona ma ahan mid gebi ahaan la necebyahay Hagaag, laakiin xoogaa ayaga ma dhameystirno waxaa jirto Heybad awood badan oo ah fowdada ceyriinka ah ee leeyihiin laakiin hal mid ayaa sax ah waxaan kujirnaa bilaawga Loolan weyn oo Maamulida Internetka ah Shabakada wax walba ayay isku xirtaa mar dhawna waxay dhaxdhaxaad ka noqon doontaa dhaqdhaqaaqyada ugu badan ee dadka. waayo internetka waxa uu dhisay Deegaan cusub oo adag ee dabinadii hore kaasoo si xooga ah u raadinaayay Amni xoriyad damacsanaasho ayadoo jirto
Now this is a very complicated struggle. And unfortunately, for mortals like you and me, we probably can't understand it very well. Nonetheless, in an unexpected attack of hubris a couple of years ago, I decided I would try and do that. And I sort of get it. These were the various things that I was looking at as I was trying to understand it. But in order to try and explain the whole thing, I would need another 18 minutes or so to do it, so you're just going to have to take it on trust from me on this occasion, and let me assure you that all of these issues are involved in cybersecurity and control of the Internet one way or the other, but in a configuration that even Stephen Hawking would probably have difficulty trying to get his head around. So there you are. And as you see, in the middle, there is our old friend, the hacker. The hacker is absolutely central to many of the political, social and economic issues affecting the Net. And so I thought to myself, "Well, these are the guys who I want to talk to." And what do you know, nobody else does talk to the hackers. They're completely anonymous, as it were.
kaasina waa loolan dhib badan runtii Nasiib xumo, dadka caadiga sideyda iyo sidiinoo kale waxaa laga yaabaa si fiican in ay u fahmi waayaan sidaa daraadeed weerar aanan la filaneyn dhowr sano kahor waxaan go'aansaday in aniga aan sameeyo wayna iisuuro gashay in aan sameeyo sidaas si udhaw waxyaabahan kala duwan ee aan raadinaayay waxaana isku daayay in aan fahmo laakiin arinka dhan hadii aan isku dayo in aan sharaxo waxaan ubaahanahay 18 daqiiqo kale ama wax u dhaw si aan u sameeyo markaasna waad igu kalsoonaaneysaa munaasabadaan dhexdeeda aan idiin xaqiijiyo in masaa'ishaan dhan ay ku xariirto amaanka iyo maamulida internetka hal wado ama wado kale lkn sameynta in Stephen Hawkin xataa uu dhib wajahay markuu isku dayay in uu fahmo Hagaag, soo dhawaada sidaa ujeedaan, dhexda waa kan Saaxiibkeenii hore, ''Waxjabiyaha'' Qofka wax jabsada gebi ahaan meel dhexe ayuu dhacaa mas'alooyin badan, oo siyaasada iyo kuwa bulshada ah iyo kuwa dhaqaalaha ee saameysa Internetka sidaa darteed waxaan is dhahay ''Hagaag, kuwaani waa dadka aan rabo in aan la hadlo'' sidaa ogtihiin qof kale oo la hadlo majiro dadkaan wax jabsada waayo lama yaqaano, sidee xaalada eheed
So despite the fact that we are beginning to pour billions, hundreds of billions of dollars, into cybersecurity -- for the most extraordinary technical solutions -- no one wants to talk to these guys, the hackers, who are doing everything. Instead, we prefer these really dazzling technological solutions, which cost a huge amount of money. And so nothing is going into the hackers. Well, I say nothing, but actually there is one teeny weeny little research unit in Turin, Italy called the Hackers Profiling Project. And they are doing some fantastic research into the characteristics, into the abilities and the socialization of hackers. But because they're a U.N. operation, maybe that's why governments and corporations are not that interested in them. Because it's a U.N. operation, of course, it lacks funding. But I think they're doing very important work. Because where we have a surplus of technology in the cybersecurity industry, we have a definite lack of -- call me old-fashioned -- human intelligence.
iyo sida ay xaqiiqda tahay waxaan bilaawnay in Balaayiin aan ku bixino Boqolaal bilyan oo Dollar amaanka Internetka Xalalka Teknoolajiyo ee ugu fiican darteed majiro qof rabo in uu la hadlo dadkaan waxjabsada ee wax walba sameeya taas badalkeedana, waxaan doorbidnay xalalka Teknoolajiyo ee soo ifaaya taasoo lacago badan ay ku baxaan mida xigta, qof ku dhaqaaqaaya dadkaan waxjabsadana majiro Hagaag, waxaan leeyahay, waxna laakiin xaqiiqdii waxaa jirto qolo xubin yar ah oo wax baarta ee Turin, Italy joogto waxaana loogu yeeraa, ''Mashruuca ogaashada nolol shakhsiyeedyada dadka wax jabsada'' waxayna sameeyaan baaritaano waa weyn dabeecadaha dadka wax jabsada awoodooda iyo sida ay bulshada ugu dhexnoolyihiin laakiin maadaama ay tahay howl, U.Nka hoos timaada taasi waxaa laga yaabaa in ay tahay sababta dowladaha iyo shirkadaha aysan u daneyneen. maxaa yeelay waa waa howl U.Nka taabacsan marka lacag kubixin ma heysato laakiin waxaan aaminsanahay in ay hayaan howl muhiim ah maxaa yeelay markii ay jirto wax Teknoolajiyada kusoo furma ee sameynta warshadaha amaanka Internetka markaas tabar uma yeelan doono -- iigu yeera in aan Style-kii hore kutaaganahay -- ee caqliga bini aadamka
Now, so far I've mentioned the hackers Anonymous who are a politically motivated hacking group. Of course, the criminal justice system treats them as common old garden criminals. But interestingly, Anonymous does not make use of its hacked information for financial gain. But what about the real cybercriminals? Well real organized crime on the Internet goes back about 10 years when a group of gifted Ukrainian hackers developed a website, which led to the industrialization of cybercrime. Welcome to the now forgotten realm of CarderPlanet. This is how they were advertising themselves a decade ago on the Net. Now CarderPlanet was very interesting. Cybercriminals would go there to buy and sell stolen credit card details, to exchange information about new malware that was out there. And remember, this is a time when we're seeing for the first time so-called off-the-shelf malware. This is ready for use, out-of-the-box stuff, which you can deploy even if you're not a terribly sophisticated hacker.
waxaan sheegay ilaa iyo hada kooxaha wax jabsada ee aan la aqoon ahna koox burcad ah oo siyaasada u dhaqdhaqaaqa Dabcan, Nidaamka cadaalada waxa uu kula dhaqmaa in ay yihiin danbiilayaal faafsan lkn si xiiso leh kooxdaani ogama faa'iideesato macluumaadka ay jabsadaan in ay lacag ku helaan laakiin waa sidee burcada internetka ee xaqiiqda ah Hagaag, Danbiyada la soo nidaamiyo ee Netka kadhaca waxay soo bilaabatay 10kii sano ee lasoo dhaafay markii koox Yukreeniyiin ah oo waxjabinta heybad uleh ay hormariyeen Bog internetka korkiisa kaasoo sababay in loo badalo tuugnimada netka warshad tuugo Kusoo dhawaada caalamka la hilmaamay ee ''CarderPlanet'' waa wadada ay naftooda ku xayaysiin jireen Tobankii sano ee lasoo dhaafay Internetka korkiisa CarderPlanet-na aad ayaa loo xiiseyn jiray halkaas ayay aadi jireen burcada Internetka si ay usoo iibsadaan macluumaadka Kaarar bangiyeedyada lasoo xaday si ay macluumaadka u kala badashaan barnaamij cusub oo kambiyuutarka lagu burburin karo xasuusta, waqtigaas waxay eheed markii ugu horeysay ee aan aragnay waxyaabaha lagu magacaabo barnaamijyadaan wasaqeesan waxyaabo u diyaarsan in la isticmaalo, aadna u sareeya, aadna u habeysan ay suuro gal tahay in la fidiyo xataa hadii aadan eheen qof si hormarsan oo laga cabsanaayo wax ujabsan kara
And so CarderPlanet became a sort of supermarket for cybercriminals. And its creators were incredibly smart and entrepreneurial, because they were faced with one enormous challenge as cybercriminals. And that challenge is: How do you do business, how do you trust somebody on the Web who you want to do business with when you know that they're a criminal? (Laughter) It's axiomatic that they're dodgy, and they're going to want to try and rip you off. So the family, as the inner core of CarderPlanet was known, came up with this brilliant idea called the escrow system. They appointed an officer who would mediate between the vendor and the purchaser. The vendor, say, had stolen credit card details; the purchaser wanted to get a hold of them. The purchaser would send the administrative officer some dollars digitally, and the vendor would sell the stolen credit card details. And the officer would then verify if the stolen credit card worked. And if they did, he then passed on the money to the vendor and the stolen credit card details to the purchaser. And it was this which completely revolutionized cybercrime on the Web. And after that, it just went wild. We had a champagne decade for people who we know as Carders.
sidaa darteed CarderPlanet waxa uu noqday sida Bakhaar ay leeyihiin burcada Internetka dadka sameeyayna waxay ahaayeen dad si aan la rumeysan karin u caqli badan maxaa yeelay waxay wajaheen caqabado weyn, sida Burcada Internetka Caqabadaasina waa sida aad oga ganacsaneysid sida aad ugu kalsoonaaneysid qof internetka isticmaala oo aad wax kala iibsan rabtaa marka aad ogtahay in uu tuugyahay qofkaas (Qosal) way iska cadahay in ay Qiyaanoolayaal iskuna dayaaya in ay ku xadaan Sidaa darteed qoyska waxay la imaadeen, sidey macruufka ku ahaayeen xarunta dhexe ee CarderPlanet fikradaani caqliga badan ay ubixyeen Hab Damaano qaad ah waxay sameeyeen ''Sargaal''- Masuul dhexdhexaad ka noqonaaya qofka wax iibsanaaya iyo kan laga iibinaayo hadii aan dhahno, qofka wax iibinaayo waxa uu soo xaday kaar bangiyeed uuna rabo qofkaan wax iibsanaayo in uu gacanta ku dhigo qofka wax iibsanaayo Sargaalka ayuu waxa uu u dirayaa dhowr Dollar si Digital ah qofka wax iibinaayayne markaas waxa uu bixinayaa Tafaasiisha kaarkii uu soo xaday markaas kadib ayuu Sargaalka xaqiijinayaa in kaarka lasoo xaday uu shaqeynaayo hadii ay sameeyaan. lacagtii waxa uu udirayaa qofkii wax iibinaayay Kaarka Tafaasiishana qofkii wax iibsaday arinkaasina waxa uu ahaa wax dhaliyay kacdoon weyn ee Falalka danbiyada Internetka markaas kadibna toos ayuu arinkii duurka u galay waxayna eheed Toban sano oo dabaaldegyo ah dadka loo yaqaano kaarar Jabsadayaasha
Now I spoke to one of these Carders who we'll call RedBrigade -- although that wasn't even his proper nickname -- but I promised I wouldn't reveal who he was. And he explained to me how in 2003 and 2004 he would go on sprees in New York, taking out $10,000 from an ATM here, $30,000 from an ATM there, using cloned credit cards. He was making, on average a week, $150,000 -- tax free of course. And he said that he had so much money stashed in his upper-East side apartment at one point that he just didn't know what to do with it and actually fell into a depression. But that's a slightly different story, which I won't go into now. Now the interesting thing about RedBrigade is that he wasn't an advanced hacker. He sort of understood the technology, and he realized that security was very important if you were going to be a Carder, but he didn't spend his days and nights bent over a computer, eating pizza, drinking coke and that sort of thing. He was out there on the town having a fab time enjoying the high life.
mid kamid ah ayaan la hadlay oo aan hada ugu yeereeno RedBrigade (Janaraalkii Casaa) inkastoo naaneystiisa dhabta ah aysan eheen lkn waxaan balan qaaday in aanan sheegin asiga waxa uu ii sharaxay sida sanadihii 2003 iyo 2004 uu si baashaal ah ku aadi jiray New York uuna 10kun oo Dollar oga soo baxsan jiray makiinada lacagta lagala baxo ee halkaan 30kun kale makiinada lacagta lagala baxo ee halkaas asigoo isticmaalaayo kaarar koobi ah waxa uuna heli jiray 150 kun Dollar isbuucii -- Canshuur aanan saarneyn -- waxa uu dhahay in uu heestay lacago badan uuna ku qarin jiray qeybta bari ee kore ee gurigiisa uusana ogeyn waxa uu ku sameynaayo xaqiiqdii, xaalada welwel leh ayuu kujiray laakin taasi wa sheeko ka duwan xoogaa kumana sii dheeraanaayo hada hagaag, qeybta muhiimka ah ee ''RedBrigade'' Janaraalkii Casaa waxa waaye, ma uusan eheen qof sida wax loo jabsado ku dheereeya waxa uu fahmay Teknoolajiyada waxa uuna ogaaday in Amaanka uu muhuum yahay hadii aad rabtid in aad noqotid dadka kaararka Jabsada. lkn kuma uusan dhameysaneyn habeenkiisa iyo maalintiisa dhan Kambiyuutarka in uu kor fadhiyo, Pizzana uu cuno kooka cabo, iyo wixii lamid ah magaalada ayuu joogi jiray waqti fiican ayuu ku qaadan jiray, asigoo ku raaxeysanaayo noloshaas hodanka ah
And this is because hackers are only one element in a cybercriminal enterprise. And often they're the most vulnerable element of all. And I want to explain this to you by introducing you to six characters who I met while I was doing this research. Dimitry Golubov, aka SCRIPT -- born in Odessa, Ukraine in 1982. Now he developed his social and moral compass on the Black Sea port during the 1990s. This was a sink-or-swim environment where involvement in criminal or corrupt activities was entirely necessary if you wanted to survive. As an accomplished computer user, what Dimitry did was to transfer the gangster capitalism of his hometown onto the Worldwide Web. And he did a great job in it. You have to understand though that from his ninth birthday, the only environment he knew was gangsterism. He knew no other way of making a living and making money.
kani, maxaa yeelay dadka wax jabsada waxay matalaan hal dhinac oo danbiyada Internetka ah caado ahaana waxa ay noqdaan, waxa ugu daciifsan waxaan rabaa in aan idiin cadeeyo taas anigoo idin baraayo 6 qof aan lakulmay intii aan baaritaankaas ka shaqeynaayay Dimitry Golubov oo kumagac dheer ''SCRIPT'' waxa uu ku dhashay, Odessa, Ukraine 1982 waxa uu hormariyay Jiheeyihiisa bulsho iyo maskax ee dekada Bada Madoow sanadihii sagaashameeyadii waxayna tani eheed Deegaan nolol ama geeri meesha lug ku lahaanshada falalka danbiyeed iyo qalalaase ay daruuri ka eheed hadii aad rabtid in aad badbaado Kambiyuutarka uu ku xeel dheeraa darteed Dimitry waxa uu sameeyay in uu ku xawilo Burcada Magaaladiisa Ra'sumaalkooda Internetka korkiisa howl weyn ayuuna qabtay waa in aad fahantaan in sagaal sano jirkiisa deegaanka kaliya uu yaqaanay uu ahaa Burcadnimada ma uusan aqoon wado kale uu noloshiisa kusoo dhacsado lacagna ku sameeyo
Then we have Renukanth Subramaniam, aka JiLsi -- founder of DarkMarket, born in Colombo, Sri Lanka. As an eight year-old, he and his parents fled the Sri Lankan capital because Singhalese mobs were roaming the city, looking for Tamils like Renu to murder. At 11, he was interrogated by the Sri Lankan military, accused of being a terrorist, and his parents sent him on his own to Britain as a refugee seeking political asylum. At 13, with only little English and being bullied at school, he escaped into a world of computers where he showed great technical ability, but he was soon being seduced by people on the Internet. He was convicted of mortgage and credit card fraud, and he will be released from Wormwood Scrubs jail in London in 2012.
''Kaas kadib'' waxaan heynaa Renukanth Subramaniam oo kumagac dheer JiLsi ninkii dhisay Suuqa Madoow waxa uu ku dhashay Colombo, Siri Lanka sanadiisii 8aad asiga iyo aabihiisa waxay kasoo carareen caasimada Siri Lanka maxaa yeelay burcada Singhalese ayaa magaalada ku wareegeysay ayagoo raadinaaya ''dad Tamil ah'' sida Reno cml si ay u dilaan sanadiisii 11aad, waxaa su'aalo weydiiyay Militariga Sri Lanka ayagoo ku tuhmeen argagaxisanimo waalidkiisa ayaa ingiriiska usoo direen kaligiis Qaxooti magan galyo doon ah camal sanadiisii 13aad Englishkiisa yaraa iyo culeeska uu iskoolka kala kulmaayay waxa uu u cararay caalamka Kambiyuutarada meeshaasuu ku muujiyay awoodo farsamo oo waa weyn lkn si fudud ayaa loo dhumiyay dad internetka isticmaala ayaana dhumiyeen waxaa lagu eedeeyay sharad in uu ku gali jiray guryaha, iyo kaarar bangiyeed bug ah uu sameeyn jiray. waxaana laga soo deyn doonaa xabsiga Wormwood Scrubs ee London kuyaala 2012
Matrix001, who was an administrator at DarkMarket. Born in Southern Germany to a stable and well-respected middle class family, his obsession with gaming as a teenager led him to hacking. And he was soon controlling huge servers around the world where he stored his games that he had cracked and pirated. His slide into criminality was incremental. And when he finally woke up to his situation and understood the implications, he was already in too deep.
Matrix001 kaasoo maamule ka ahaa suuqa madoow waxa uu kudhashay Koonfurta Jarmalka qoys iska dhaqan oo ixtiraam fiican ka heysta bulshada heerka dhexe uleexashadiisa dhanka game markii uu yaraa ayaa ujiiday dhanka burcadnimada si fududna waxa uu noqday qof maamula kambiyuutaro badan aduunka daafihiisa meeshaasuu ku keydsaday Games-kiisa taasoo hadana uu sii burcadeeyay, furayaasheedana jabiyay sidaas ayuuna ugu siqay danbiyada si tartiib ah markii uu soo baraarugayne uu saameyntiisana ogaaday waxa uu ahaa mid xili horey ku quusay arinkaas
Max Vision, aka ICEMAN -- mastermind of CardersMarket. Born in Meridian, Idaho. Max Vision was one of the best penetration testers working out of Santa Clara, California in the late 90s for private companies and voluntarily for the FBI. Now in the late 1990s, he discovered a vulnerability on all U.S. government networks, and he went in and patched it up -- because this included nuclear research facilities -- sparing the American government a huge security embarrassment. But also, because he was an inveterate hacker, he left a tiny digital wormhole through which he alone could crawl. But this was spotted by an eagle-eye investigator, and he was convicted. At his open prison, he came under the influence of financial fraudsters, and those financial fraudsters persuaded him to work for them on his release. And this man with a planetary-sized brain is now serving a 13-year sentence in California.
Max Vision oo ku magac dheer Ninkii Barafka caqliga maamula suuqa dadka jabsada kaararka bangiyada waxa uu ku dhashay Meridian, Idaho Max Vision waxa uu ka mid ahaa dadkii ugu fiicnaa kuwa tijaabiya waxyaabaha la jabsado waxa uu ka shaqeyn jiray banaanka Santa Clara, California dhamaadkii sagaashameeyadii shirkado khaas ah si tabarucaad ahna FBI-da dhamaadkii sagaashameeyadii waxa uu ogaaday meesha ya ka daciifsanyihiin dhamaan shabakadaha xukuumada mareekanka wuuna jabsaday maxaa yeelay waxay ka koobneed, Cilmi baarisyo Nuugliyeer sameyn asigoo ka fogeynaayo xukuumada mareekanka dhaawac amni oo weyn laakiin sidoo kale, waxa uu ahaa qof waxjabsada oo madax adag waxa uu ka tagay duleelo Digital ah oo weyn oo kiligiis uu dhaqaajin karo lkn arinkaas waxaa kashifay baarayaasha Eagle-eye la dhaho waana la eedeeyay intii uu kujiray xabsigiisii furnaa waxa soo jiitay dadka lacagaha dhaca kuwaasi waxay ku qanciyeen in uu la shaqeeyo ayaga marka lasoo daayo ninkaani leh caqli jiniyeed-ka waxa uu qaadanayaa 13 sano xabsi ah magaalada California
Adewale Taiwo, aka FreddyBB -- master bank account cracker from Abuja in Nigeria. He set up his prosaically entitled newsgroup, bankfrauds@yahoo.co.uk before arriving in Britain in 2005 to take a Masters in chemical engineering at Manchester University. He impressed in the private sector, developing chemical applications for the oil industry while simultaneously running a worldwide bank and credit card fraud operation that was worth millions until his arrest in 2008.
Adewale Taiwo, oo ku magacdheer FeddyBB waa xisaab banki jabsade qatar ah Abuja, Nigeria, kasoo jeeda waxa uuna sameeyay kooxdiisii la baxday Akhbaarta Xanuunka badan bankfrauds@yahoo.co.uk inta uusan Ingiriiska imaanin 2005 si uu Master uga helo, chemical engineering Jaamacada Manchester waxa uu aad usoo jiitay hey'adaha Khaaska ah asigoo hormariya Barnaamijyo kiimiko ah ee warshadaha Batroolka isla waqtigaasna waxa uu madax u ahaa howlo lagu dhaco bangiyada aduunka dhan daafihiisa oo malaayiina la ekeed ilaa laga xiro sanadii 2008
And then finally, Cagatay Evyapan, aka Cha0 -- one of the most remarkable hackers ever, from Ankara in Turkey. He combined the tremendous skills of a geek with the suave social engineering skills of the master criminal. One of the smartest people I've ever met. He also had the most effective virtual private network security arrangement the police have ever encountered amongst global cybercriminals.
ugu danbeyn Cagatay Evyapan oo ku magacdheer Cha0 mid kamid ah kuwa ugu macruufsan dadka wax jabsada kana soo jeedo, Anqara, Turkiya waxa uu isku darsaday, xirfadaha qof kambiyuutar ku xeel dheer iyo xirfada caqliyeenta social engineering-ka ee qof tuug xeel dheere ah uu lahaado mid kamid ah dadkii ugu caqliga badna ee aan abid la kulmo waxaa kaloo uu heystay hababka amni ee ugu saameynta badan ee shirkado khaas ah ee booliiska ka horyimaada abid burcada internetka caalamiga ah dhexdooda
Now the important thing about all of these people is they share certain characteristics despite the fact that they come from very different environments. They are all people who learned their hacking skills in their early to mid-teens. They are all people who demonstrate advanced ability in maths and the sciences. Remember that, when they developed those hacking skills, their moral compass had not yet developed. And most of them, with the exception of SCRIPT and Cha0, they did not demonstrate any real social skills in the outside world -- only on the Web.
arinka muhiimka ah hada ee dadkaasi dhan waxa waaye, waxay ka simanyihiin waxyaabo dhowr ah inkastoo xaqiiq ahaan ee deegaan kala duwan kasoo jeedaan laakiin kuligood waxay barteen howlaha waxjabsiga intii ay aadka u yaraayeen dhamaantoodna waxay muujiyeen awoodo horumarsan xaga xisaabaatka iyo sayniska xasuusta, markii ay hormariyeen howlaha waxjabsi ay heesteen ma uusan hormarsaneyn jiheeyahooda maskaxeed weli dhamaantood markii laga reebo ''SCRIPT'' iyo ''Cha0'' ma aysan muujinin xirfado bulsho caalamka kale ee banaanka ah kaliya Internetka gudihiisa
And the other thing is the high incidence of hackers like these who have characteristics which are consistent with Asperger's syndrome. Now I discussed this with Professor Simon Baron-Cohen who's the professor of developmental psychopathology at Cambridge. And he has done path-breaking work on autism and confirmed, also for the authorities here, that Gary McKinnon -- who is wanted by the United States for hacking into the Pentagon -- suffers from Asperger's and a secondary condition of depression. And Baron-Cohen explained that certain disabilities can manifest themselves in the hacking and computing world as tremendous skills, and that we should not be throwing in jail people who have such disabilities and skills because they have lost their way socially or been duped.
arinka ugu danbeeyana waa soo badashada tirada dadka waxjabsada sidaas oo kale waxay leeyihiin tilmaamo lamid ah Asperger Syndrome arinkaasna waxaan kala xaajooday Professor Simon Baron-Cohen oo ah macalim Horumarinta cilmi nafsiga ka dhiga Cambridge waxa uuna qabtay howl sare oo ku saabsan kalinimada waxa uuna u cadeeyay madaxda halkaan in Gary McKinnon oo ahaa nin ay mareekanka raadsanayeen oo jabsaday Pentagon-ka (wasaarada Gaashaandhiga mareekanka) in uu qabay Asperger iyo xaalad welwel ah oo sare waxa uu sharaxay Baron-Cohen in cudurada qaar ay suuro gal tahay ineey kasoo muuqdaan caalamka Kambiyuutarada iyo wax jabsiga ayagoo u muuqda xirfado gaar ah anagana waajib naguma aha in aan xabsi kutuurno dad qaba cuduradaas iyo xirfadahaas maadaama ay ka dhumeen hab bulsho la dhaqankoodii ama la qiyaanay
Now I think we're missing a trick here, because I don't think people like Max Vision should be in jail. And let me be blunt about this. In China, in Russia and in loads of other countries that are developing cyber-offensive capabilities, this is exactly what they are doing. They are recruiting hackers both before and after they become involved in criminal and industrial espionage activities -- are mobilizing them on behalf of the state. We need to engage and find ways of offering guidance to these young people, because they are a remarkable breed. And if we rely, as we do at the moment, solely on the criminal justice system and the threat of punitive sentences, we will be nurturing a monster we cannot tame.
waxaan aaminsanahay in aynu weysanahay xeelad halkaan waayo ma aaminsani, dad sida Max Vision in ay xabsi galaan aano ku dhagnaado arinkaan Shiinaha, Ruushka, iyo dowlada kale oo badan taasoo ay gaaraan howlo wax jabsi ah sidaan ayay sameeyaan ciidan ayay ka dhigaan dadkaas wax jabsada inta aysan arinkaas lug ku yeelan kahor iyo kadiba danbiyo iyo howlo jaajuusnimo way qalabeeyaan ayagoo dowlada matalaaya waa in aan la wadaagnaa aana helno wado aan ku hanuunin karno dhalinyaradaasi maxaa yeelay waa ubad lataabankaro waxqabadkooda hadii aan ku tiirsanaan leheen sida aan hada sameyneeno nidaamka cadaalada kalinimo iyo ciqaabaha dhaqan celin ee loogu goodinaayo waxaan ogaaneynaa in aan korinay Bahal eynaan carbin karin
Thank you very much for listening.
waad mahadsantihiin sida aad ii dhageysateen
(Applause)
(Sacab)
Chris Anderson: So your idea worth spreading is hire hackers. How would someone get over that kind of fear that the hacker they hire might preserve that little teensy wormhole?
Chris Anderson: hagaag fikradaada way mudantahay in la fidiyo oo ah in lasoo kiraysto dadka waxjabsada siduu qof ugu bareeri karaa cabsidaas qofka waxjabsanaayo ee uu isticmaalaayo ay macquul tahay in uu keydsado duleeladaasi yaryarka ah ee dhunsan?
MG: I think to an extent, you have to understand that it's axiomatic among hackers that they do that. They're just relentless and obsessive about what they do. But all of the people who I've spoken to who have fallen foul of the law, they have all said, "Please, please give us a chance to work in the legitimate industry. We just never knew how to get there, what we were doing. We want to work with you."
MG: ilaa iyo xad waxaan aaminsanahay in aad fahanto in ay iska cadahay in ay sameeyaan sidaas waayo naxariis malaha, waswaasna way ka qabaan waxa ay sameenayaan lkn dhamaan kuwaan la hadlay kuwaaso qaanuunka u dhacay waxay dhamaan dheheen: ''Fadlan fursad nasiiya'' aan ka shaqeyno wax soo saar sharciyeesan ee aynaan ogeen awal, sida loo gaaro, iyo waxa la sameeyo waxaan rabnaa in aan idinla shaqeyno
Chris Anderson: Okay, well that makes sense. Thanks a lot Misha.
Chris Anderson: Okay, taasi waa wax macquul ah, Mahadsanid Misha.
(Applause)
(Sacab)