(Aquatic noises)
(Shanqar biyo)
So this video was taken at Aquarius undersea laboratory four miles off the coast of Key Largo, about 60 feet below the surface. NASA uses this extreme environment to train astronauts and aquanauts, and last year, they invited us along for the ride. All the footage was taken from our open ROV, which is a robot that we built in our garage.
Viidiyowgaan waxaa lagu qaaday sheeybaar ku yaala bada hoosteeda meel u jirta afar mile xeebta ku taalo Key Largo, hoosna ujirta sagxada ilaa 60 fiit. NASA waxay u isticmaashaa deegaantan adag si ay ugu taba barto cir bixiyeenada iyo bad maquurayaasha, sanadkii hore, waxay nagu casuumeen iney na wadaan. Viidiyowgani waxaa lagu qaaday aaladeena ROV, taaso ah mashiin sida dadka wax u qabta oo an anagu ku sameenay garaashkeena.
So ROV stands for Remote Operated Vehicle, which in our case means our little robot sends live video across that ultra-thin tether back to the computer topside. It's open source, meaning we publish and share all of our design files and all of our code online, allowing anyone to modify or improve or change the design. It's built with mostly off-the-shelf parts and costs about 1,000 times cheaper than the ROVs James Cameron used to explore the Titanic. So ROVs aren't new. They've been around for decades. Scientists use ROVs to explore the oceans. Oil and gas companies use them for exploration and construction. What we've built isn't unique. It's how we've built it that's really unique.
ROV (Remote Operated Vehicle) oo ah gaari ku shaqeeya rimuud, kaaso anagu aan dhahno mashiinkeenii yaraay kaas oo diro vidiyoowyal toos ah kuna dira xargahaasi dhuudhuuban ee dhanka dambe ee kumpuyuutarka korkiisa . waa il furan, macnaha waxan ku daabacnaa oo aana kuwada wadaagna naqashadaha feelalkeena iyo dhamaan sirteena tooska ah, taaso u ogolaneso in qof walbo uu dib uhabeeyo ama hor mariyo ama badalaba naqshada. qeebihiisa oo dhan waa la dhameestiray qiima hiisana kun goor ayuu ka raqiisan yahay ROVs-kii James Cameron uu isticmaalay markii uu baarayay Titanic. Marka ROVs-ka ma cusba. Tobaneeyo sano ayee yaalaan Seynis yahanada ayaa isticmaalo ROVs si ay bada ugu baaran. Shirkadaha gaaska iyo saliida xita baaritaanada ayee u istcimaalan iyo dhismayaasha. Sheeygan aan hada dhisnay ma aha wax aan caadi aheen. ee sida aan u dhisnay ayaa ah wax aan caadi aheen.
So I want to give you a quick story of how it got started. So a few years ago, my friend Eric and I decided we wanted to explore this underwater cave in the foothills of the Sierras. We had heard this story about lost gold from a Gold Rush-era robbery, and we wanted to go up there. Unfortunately, we didn't have any money and we didn't have any tools to do it. So Eric had an initial design idea for a robot, but we didn't have all the parts figured out, so we did what anybody would do in our situation: we asked the Internet for help. More specifically, we created this website, openROV.com, and shared our intentions and our plans For the first few months, it was just Eric and I talking back to each other on the forums, but pretty soon, we started to get feedback from makers and hobbyists, and then actually professional ocean engineers who had some suggestions for what we should do. We kept working on it. We learned a lot. We kept prototyping, and eventually, we decided we wanted to go to the cave. We were ready.
Marka waxaan hada idiin sheegaya sidii aan u sameenay. Sanado yar ka hor, aniga iyo saaxibkeyga Eric waxan go'aan sanay inaan baarno god ku yaalo biyaha hoosteeda buuraha yaryar ee Sierras. waxna horay u maqal nay sheeko ku saabsan dahab lumay taaso ka qeeb aheed xaalufitankii dahabka, waxaana rabnay inaan aadno halkaas. Nasiib xumo, wax lacag ah maanan heesan wax qalab ah aanku hool galno xitaa maanan heesanin. Marka Eric ayaa wuxuu hayay fekrad naqshad mashiina ah, laakin maanan heesan qeeybaha mashiinka oo dhan, wixii qof walbo sameeyn lahaay aan anagana sameeynay: shabakada internetka ayaan caawinaad weedisanay. Si cad, waxaan sameeynay website-kaan, openROV.com, oo aan ku wadaaganay qorsha-yaashena iyo damac-yadeena. Bilashii ugu horeysay, aniga iyo Eric qudha ayaa fagaarayaasha iskagala hadleeynay, laakin dhaqsi ahaantiiba, waxaan bilaawnay inaan helno jawaab-celis ama natiijo taaso ka imaneysay kuwa jecel iyo kuwa sameeyaba, hadana injineero caalami ah oo badeed kuwaso na siinayay fekrada ah wixii aan sameeyn lahayn. shaqadeena ayaa iska wadanay. Wax badan ayaan baranay. Isku daygeenii aan wadanay, ugu dambeeyntii, waxaan go'aan sanay inaan godka aadno. diyaar ayaan aheyn.
So about that time, our little expedition became quite a story, and it got picked up in The New York Times. And we were pretty much just overwhelmed with interest from people who wanted a kit that they could build this open ROV themselves.
Waqtigaas, hoosheeni yareed waxay noqotay sheeko aad u weyn, Joornaalka New York Times ayaana lagu soo daabacay. Waxaana aad ula dhacnay Xiisaha dadka ka imaanayo kuwaaso rabay qalabka kuwaso rabay inaay iyaga laftirkooda dhisaan ROVs-kaan furan.
So we decided to put the project on Kickstarter, and when we did, we raised our funding goal in about two hours, and all of a sudden, had this money to make these kits. But then we had to learn how to make them. I mean, we had to learn small batch manufacturing. So we quickly learned that our garage was not big enough to hold our growing operation. But we were able to do it, we got all the kits made, thanks a lot to TechShop, which was a big help to us, and we shipped these kits all over the world just before Christmas of last year, so it was just a few months ago. But we're already starting to get video and photos back from all over the world, including this shot from under the ice in Antarctica. We've also learned the penguins love robots. (Laughter)
Waxan go'aan sanay inaan mashruucena soo ban dhigno, waana soo bandhignay, laba saac gudahooda ayaan lacag kusoo aruurinay, silama filaan ahna, lacag ayaan helnay oo aan qalabkaan kusameeyno. Lakin waxan ku qasbeneen inan barano sida loo sameyo. macnaha, dufcad yar xitaa inaan sameyno ayaan rabnay. Marka waxan isla markiiba ogaanay in garaashkeenu uusan aad ugu filneen hool galkeena sii weeynanaya Laakin waan wada sameynay, qalabka dhan waan sameynay, mahad waxa leh 'TechShop' oo aad noo caawiyay qalabkiyo dhan dunida ayaan udirnay kahor Christmas-kii sanandii hore, bilooyin ka hor ayeey aheyd. Laakin waxaan isla mar ahaantiiba heleena fiidiyowyaal iyo sawiro aduunka daafihiisa nooga imanayey, kana mid ah sawirkaan barafka ka hooseyo ee Antarctica. Waxan kaloo ogaanay in shimbir-badeeda xitaa ay jeceshahay mashiinkan. (Qosol)
So we're still publishing all the designs online, encouraging anyone to build these themselves. That's the only way that we could have done this. By being open source, we've created this distributed R&D network, and we're moving faster than any venture-backed counterpart. But the actual robot is really only half the story. The real potential, the long term potential, is with this community of DIY ocean explorers that are forming all over the globe. What can we discover when there's thousands of these devices roaming the seas?
Weli waxaan online-ka ku daabaceena naqshadaha, anagoo qofwalbo ku dhiiri galineeno inuu naftirkiisa dhiso qalabkaan. waa wadad kaliya aan ku sameeyn karno midan. il ahaan, waxaan abuurnay Shabakadan R&D ah aad baynu shaqadeena ugu hormaraysa markii loo bar bar dhigo kuwa aan isku shaqada nahay. Laakin mashiinka sax ah wax yar ayee sheekadenu ka quseesa. Macquul galka rasmiga ah, macquul galkii dheeraa, waa shacabkani baaritaanka iska wax u qabsada ah bada ka wado kuwaaso aduunka ku faafayo. maxaa ka xaqiiqsan karnaa mar ay kumaaan aaladahaan ahi ay jiraan kuwaaso bada ku wareeganayo?
So you're probably all wondering: the cave. Did you find the gold? Well, we didn't find any gold, but we decided that what we found was much more valuable. It was the glimpse into a potential future for ocean exploration. It's something that's not limited to the James Camerons of the world, but something that we're all participating in. It's an underwater world we're all exploring together.
Run ahaantii waxaad ka fekeraysan: godki, Dahabkii miyaa heshay ? Wax dahab ah maanan helin, laakin waxaan go'aansanay wixii aan helnay inuu ahaa wax dahabka ka qaalisan. waxay ahey jileecid oo aan mustaqbalka umilicsnay baaritaanka bada. waa sheey aanan ku ekeen kaliya James Cameron-kii dunida, laakin waa sheey aan dhamaantenaba ka qeeb qaadaneno. waa dunida biyaha hoosteeda jirta si wadajir ahaana ayaan u wada baareena.
Thank you.
Mahadsanidiin.
(Applause)
(Sacbis)