This is really a two-hour presentation I give to high school students, cut down to three minutes. And it all started one day on a plane, on my way to TED, seven years ago. And in the seat next to me was a high school student, a teenager, and she came from a really poor family. And she wanted to make something of her life, and she asked me a simple little question. She said, "What leads to success?" And I felt really badly, because I couldn't give her a good answer.
Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah, Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran, oo u socda TED, Todobo sano ka hor. Iyo fadhiga dhinecay ah Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah, Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah. Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso, Waxeyna i weydisey su'aal fudud. Waxey tiri, "maxaa guul lagu gaaraa"? Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey. Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican.
So I get off the plane, and I come to TED. And I think, jeez, I'm in the middle of a room of successful people! So why don't I ask them what helped them succeed, and pass it on to kids? So here we are, seven years, 500 interviews later, and I'm going to tell you what really leads to success and makes TEDsters tick.
Marka diyaarada ayaan kasoo dagey, TED ayaan imaadey. Waxaan ku fikirey, Hoogayey, waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan! Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer? Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa, todobo sano, 500 oo wareysi ka bacdi, Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED'ka sax.
And the first thing is passion. Freeman Thomas says, "I'm driven by my passion." TEDsters do it for love; they don't do it for money.
Midka uga horeeyana waa Dareen. Free man Thomas wuxuu yiri, "Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga." ReernTED waxey u sameeyaan jecel; ma u sameeyaan lacag awgeed
Carol Coletta says, "I would pay someone to do what I do." And the interesting thing is: if you do it for love, the money comes anyway.
Carol Coletta ayaa yiri, "Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa." waxa xiisaha leh ayaa ah: Hadaad jecel aad u sameyso, lacag ayada aa iska imaaneyso.
Work! Rupert Murdoch said to me, "It's all hard work. Nothing comes easily. But I have a lot of fun." Did he say fun? Rupert? Yes!
dadaal! Rupert Murdoch ayaa igu yiri , "waxa dhan waa dadaal. Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan, laakiin waxaan leeyahay waqti fiican." Ma kaftan buu yiri? Rupert? haa!
(Laughter)
dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo
TEDsters do have fun working. And they work hard. I figured, they're not workaholics. They're workafrolics.
waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah.
(Laughter)
Good! Alex Garden ayaa yiri, "si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid
Good!
(Applause)
Alex Garden says, "To be successful, put your nose down in something and get damn good at it." There's no magic; it's practice, practice, practice.
sida aad ugu fiicnaatid." Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal, dadaa, dadaal. Iyo in aad diirada saartid. Norman Jewison ayaa igu yiri,
And it's focus. Norman Jewison said to me, "I think it all has to do with focusing yourself on one thing."
" Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey." IIyo riixid! David Gallo ayaa yiri, "naftaada riix.
And push! David Gallo says, "Push yourself. Physically, mentally, you've got to push, push, push." You've got to push through shyness and self-doubt.
Jismi ahaan, masqax ahaan, waad in aad riixdaa, riix, riix." Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki. Goldie Hawn ayaa tiri," aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan.
Goldie Hawn says, "I always had self-doubts. I wasn't good enough; I wasn't smart enough. I didn't think I'd make it."
Aniga saas uma fiicneyn; aniga saas uma caqli badneen. Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo."
Now it's not always easy to push yourself, and that's why they invented mothers.
Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid, Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen.(Qosol)
(Laughter)
(Applause) Frank Gehry said to me, "My mother pushed me."
Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri, "hooyadey ayaa i riixi jirtey."
(Laughter)
adeeg! Sherwin Nuland ayaa yiri, "Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar. "
Serve! Sherwin Nuland says, "It was a privilege to serve as a doctor."
Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka.
A lot of kids want to be millionaires. The first thing I say is: "OK, well you can't serve yourself; you've got to serve others something of value. Because that's the way people really get rich."
waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : "Hagaag, si fiican naftaada uma adeegi karto; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah. Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan."
Ideas! TEDster Bill Gates says, "I had an idea: founding the first micro-computer software company." I'd say it was a pretty good idea. And there's no magic to creativity in coming up with ideas -- it's just doing some very simple things. And I give lots of evidence.
Fikradadha! Bill gates ayaa yiri,," waxaan hayaa fikrad: asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer." Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan. Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad--- Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer. Waxaana siisaa caddeymo badan.
Persist! Joe Kraus says, "Persistence is the number one reason for our success." You've got to persist through failure. You've got to persist through crap! Which of course means "Criticism, Rejection, Assholes and Pressure."
Ku adkeysasho! Joe Kraus ayaa yiri, "Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul." Waa in aad ku adkeysataa guuldarada, waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka! Taas oo dhab ahaantii ula micno ah ""Naqdiga, Diidmada, maasuq ah iyo Cadaadiska." (Qosol)
(Laughter)
marka waxa weyn-- suaashaan jawaabteeda waa fudeed:
So, the answer to this question is simple: Pay 4,000 bucks and come to TED.
ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED
(Laughter)
hadii taas aad ku guul dareysitidna, fuli sideedaan sheey-- i aamin
Or failing that, do the eight things -- and trust me, these are the big eight things that lead to success.
ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul
Thank you TEDsters for all your interviews!
waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan!
(Applause)