I would like to talk to you about a story about a small town kid. I don't know his name, but I do know his story. He lives in a small village in southern Somalia. His village is near Mogadishu. Drought drives the small village into poverty and to the brink of starvation. With nothing left for him there, he leaves for the big city, in this case, Mogadishu, the capital of Somalia. When he arrives, there are no opportunities, no jobs, no way forward. He ends up living in a tent city on the outskirts of Mogadishu. Maybe a year passes, nothing. One day, he's approached by a gentleman who offers to take him to lunch, then to dinner, to breakfast. He meets this dynamic group of people, and they give him a break. He's given a bit of money to buy himself some new clothes, money to send back home to his family. He is introduced to this young woman. He eventually gets married. He starts this new life. He has a purpose in life.
Waxaan jeclaan lahaa in aan idin kala hadlo sheeko ku saabsan wiil yar oo magaala joog ah. ma aqaano magaciisa,laakiin waxaan aqaanaa shekadiisa. wuxuu ku noolyahay tuulo yar oo ku taala koonfurta Somaliya. Tuuladiisa waxey u dhowdahayl Mogadisho. Abaar awgeed tuuladii waxey isu badeshey saboolnimo iyo in ay qarka u saaranto qaajo. Aadoo aan waxba ugu harin meeshii, wuxuu usoo baxey magaalada weyn. waana mogadishu dabcan, caasimada Soomaaliya. markuu soo gaarey ma jirin fursad dhan, shaqooyin malahan, hor u socod dhan ma jiro. wuxuu go'aansaday in uu ku noollaado teendho ku taala mogadishu banaankeeda. sanad baa tagey waxna ma isbedelin. maalin, waxaa dhacday in qof ay is arkeen kaas oo siiyey qado kabixinaayo jeebkiisa, kadibna casho, kadibna quraac. waxa una la kulmayey kooxdan firfircoon oo dadka ka mid ah, waxey siinayaan fasax. ama (waxa uu rabo) waxaana la siiyey xoogoho lacag ah si uu ugu soo gato dhar cusub, si lacag uu ugu diro familkiisa. waxeyna isberteen geber yar. kedibna wey isguursadeen. wuxuuna bilaabey noloshaan cusub. wuxuuna lahaadey hadaf nololeed
One beautiful day in Mogadishu, under an azure blue sky, a car bomb goes off. That small town kid with the big city dreams was the suicide bomber, and that dynamic group of people were al Shabaab, a terrorist organization linked to al Qaeda.
maalin qurux badan mogadishu gudeheed. oo cirka buluug ah , Gaari ayaa qarxay. cunugigii yaraa ee xambaarsanaa himilooyinkii waaweynaa ayuu ahaa qofka isqaraxiyey, iyo koooxdas oo ka koobneed dadka firfircoon waxey ahaayeen Alshabab, koox argagaxiso ah oo xariir la leh Alqaeda.
So how does the story of a small town kid just trying to make it big in the city end up with him blowing himself up? He was waiting. He was waiting for an opportunity, waiting to begin his future, waiting for a way forward, and this was the first thing that came along. This was the first thing that pulled him out of what we call waithood.
sidee ku dhacdey in cunug yer oo ka imaadey magaalo yer oo isku dayaya in guulihiisa oo ku gaaro magaalada ay ku dhamaaneyso in naftiisa uu is qarxiyo? wuxuu sugaayey wuxuu sugaayey fursad. sugaya in uu bilaabo mustaqbalkiisa, sugaya wado uu horey ugu socdo, taasina waxey aheed waxa ugu horeeyey uu la kulmo. taasi waxey aheed waxa ugu waxa ugu horeeyey ee dhiira giliya oo aaan ugu wacno waqtiga dheer ee la sugo.
And his story repeats itself in urban centers around the world. It is the story of the disenfranchised, unemployed urban youth who sparks riots in Johannesburg, sparks riots in London, who reaches out for something other than waithood. For young people, the promise of the city, the big city dream is that of opportunity, of jobs, of wealth, but young people are not sharing in the prosperity of their cities. Often it's youth who suffer from the highest unemployment rates. By 2030, three out of five people living in cities will be under the age of 18. If we do not include young people in the growth of our cities, if we do not provide them opportunities, the story of waithood, the gateway to terrorism, to violence, to gangs, will be the story of cities 2.0. And in my city of birth, Mogadishu, 70 percent of young people suffer from unemployment. 70 percent don't work, don't go to school. They pretty much do nothing.
sheekadiisna waxey ku soo laalaabatey xarumaha magaalooyinka aduunka oo dhan. waa sheekadii la iloobey shaqo la'aanta dhalinyarada magaalada kuwaas oo ku kacey rabshadooyin gudaha Johannesburg, oo ku kacey rabshadihii london, ayagoo raadinayaan wado ay ugu bixi karaan fadhigaasi dhalinta yer, balanqaadyadu waa magaalada, riyada ugu weyn ee magaalada oo ah fursad oo shaqo ah, oo hanti ah laakin dadka dhalinyarada kama qeyb qaadanayan barwaqoyinka magaloyinkoda. inta badan waa dhalinyarada kuwa ka cowda shaqo la'aanta heerka ugu sareeyo. 2030, saddex ka mid ah shantii qof ee ku nool magaalooyinka Waxey da'doda ka yaraan doontaa 18 jir. hadii aan ku darin dadka dhalinyarada ah koritaanka magaalooyinkeena, Hadii aanan siin fursado, sheekadii fadhiga, wadadii argagaxisnimada, rabshadaha, gaangisterada, waxey noqon doontaa sheekada magaalooyinka ee mustaqbalka. magaalada aan ku dhashay, mogadishu, boqolkiiba 70 dadka dhalinyarada ah waxey ka cabanaayaan shaqo la'an. boqolkiiba 70 ma shaqeeyaan. ma aadaan dugsiyada. ugu yaraantii wax ay sameeyaan malahan.
I went back to Mogadishu last month, and I went to visit Madina Hospital, the hospital I was born in. I remember standing in front of that bullet-ridden hospital thinking, what if I had never left? What if I had been forced into that same state of waithood? Would I have become a terrorist? I'm not really sure about the answer.
waxaan dib ugu laabtey mogadisho bishii inasoo dhaaftey, waxaan booqasho ku tagey isbitaalka madina, isbitaalka aan ku dhashay. waxaan xasustaa anoo meeshas hor istagsan rasaa lagu fuuli jiray fikirka isbitaalka, Maxaa dhici lahaa hadii aan tagi laheen? ka waran hadii la i qasbi lahaa noloshaasi mid lamid ah oo fadhiga ah? ma noqon lahaa argagaxiso? run ahaantii jawaabta ma hubo.
My reason for being in Mogadishu that month was actually to host a youth leadership and entrepreneurship summit. I brought together about 90 young Somali leaders. We sat down and brainstormed on solutions to the biggest challenges facing their city.
sababta aan mogadisho u joogey bishaasi waxy aheyd run ahaantii in aan martigeliyo. shir ku sabsan hogaaminta iyo shaqo u abuurista dhalinyarada. waxan isku keeney ku dhowaad 90 kamid ah hogamiyayasha dhalinyara somalida. waan wada fadhiisaney waxaana bilaabney in aan xalal raadino dhibaatooyinka ugu weyn ee ay waja heyso magaaladooda.
One of the young men in the room was Aden. He went to university in Mogadishu, graduated. There were no jobs, no opportunities. I remember him telling me, because he was a college graduate, unemployed, frustrated, that he was the perfect target for al Shabaab and other terrorist organizations, to be recruited. They sought people like him out.
mid ka mid ah dhalinyarada qolka ku jirtey wuxuu ahaa Aadan. wuxuu tagey jaamacad ku taalo mogadisho, waana ka qalanjabiyey. shaqooyin malahan, fursado malahan. waxaan xasuustaa asagoo ii sheegaayo., sababto ah wuxuu ahaa qof jamacad ka qalanjabiyey, aanan shaqeyneynin, daalan, uuna ahaa bartilmaameedka ugu fiican ee alshabaab iyo urarada kele ee argagaxisada, in ay qortaan. waxey raadiyaan dadka asaga lamid ah.
But his story takes a different route. In Mogadishu, the biggest barrier to getting from point A to point B are the roads. Twenty-three years of civil war have completely destroyed the road system, and a motorbike can be the easiest way to get around. Aden saw an opportunity and seized it. He started a motorbike company. He began renting out motorbikes to local residents who couldn't normally afford them. He bought 10 bikes, with the help of family and friends, and his dream is to eventually expand to several hundred within the next three years.
laakiin sheekadiisa waxey aadeysaa wado kale. mogadisho , caqabada ugu weyn ee si aad u martid Boos A iaa boos B waa wadooyinka. sadex iyo labaatan sano ee dagaalo sokeeye ayaa si buuxda u burburiyey nidaamka wadooyinka. iyo mootooyinka waxey noqon karaan habka ugu fudud in wax lagu kala gudbisto. Adan wuxuu arkey fursad wuuna uu qabtey. wuxuu bilaabey shirkad mooto. wuxuuna bilaabey in uu kireeyo mootooyinka dadka deegaanka oo aan sida caadiga ah iyaga awoodi kari waayay. wuxuu soo iibsaday 10 baaskiilada, iyadoo la kaashanayo qoyskiisa iyo saaxiibo, Ridiisa waxey aheed in uu balaariyo ilaa dhowr iyo boqol sadaxda sano ee soo socta gudahood.
How is this story different? What makes his story different? I believe it is his ability to identify and seize a new opportunity. It's entrepreneurship, and I believe entrepreneurship can be the most powerful tool against waithood. It empowers young people to be the creators of the very economic opportunities they are so desperately seeking.
sidee sheekadaan u kala duwantahay? maxaa ka dhigaya in ay ka duwanaato? waxaan aaminsanahay in ay tahay awooda wax lagu kala arko iyo ka faa'ideysashada fursadaha cusub. Waa lahaanshaha ganacsi, iyo waxaan aaminsanahay lahaanshaha ganacsi noqon karto aalada ugu weyn ee lagag hortago fadhiga. waxey xoojineysaa dadka dhalinyarada ah in ay abuuraan fursado dhaqaale waxay sidaa darteed si ba'an u raadinayaan.
And you can train young people to be entrepreneurs. I want to talk to you about a young man who attended one of my meetings, Mohamed Mohamoud, a florist. He was helping me train some of the young people at the summit in entrepreneurship and how to be innovative and how to create a culture of entrepreneurship. He's actually the first florist Mogadishu has seen in over 22 years, and until recently, until Mohamed came along, if you wanted flowers at your wedding, you used plastic bouquets shipped from abroad. If you asked someone, "When was the last time you saw fresh flowers?" for many who grew up under civil war, the answer would be, "Never."
waxadna abooda in aad tababartid dadka dhalinyarada ah si ay u noqdan dad shaqo abuur leh. waxaan rabaa in aan idin kala hadlo nin dhalinyaro ah kaas oo kasoo qeyb galey mid ka mid ah kulamadeyda, Mohamed Mohamoud, ubaxiste. wuxuu igu caawinaayey tababarida qaar kamid ah dhalinyarada. intii aan ku guda jirney shirkii shaqo abuurista iyo sidii aad ku noqon laheed wax soo saare. iyo sida loo abuuro karo dhaqan ahi lahaanshaha ganacsi. dhab ahaantii wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee ubaxiste ah oo ay aragto mogadisho in ka badan 22 sano, ilaa iyo hada, uu Mohamed ka yimid. haddii aad arooskaada udoonaysid ubax waa in aad isticmaashaa ubaxa palaastiga ah laga keeney dibada. hadaad qof weydisid. goormee kugu dambeysey in aad aragto ubax dabiici ah? inta badan dadka ku soo korey dagaalada sokeeye, jawaabta waa "marna"
So Mohamed saw an opportunity. He started a landscaping and design floral company. He created a farm right outside of Mogadishu, and started growing tulips and lilies, which he said could survive the harsh Mogadishu climate. And he began delivering flowers to weddings, creating gardens at homes and businesses around the city, and he's now working on creating Mogadishu's first public park in 22 years. There's no public park in Mogadishu. He wants to create a space where families, young people, can come together, and, as he says, smell the proverbial roses. And he doesn't grow roses because they use too much water, by the way.
sidaas darteed mohamed wuxuu arkey fursad, Waxa uu bilaabay beerista iyo naqshadda shirkadda ubaxa. waxa uu beer ku abuurey meel ka baxsan magaalada Muqdisho, iyo wuxuu bilaabey beerista ubax iyo Fiiriya, taas oo uu sheegay in ay kori karaan cimilada adag ee mogadisho. waxa uuna bilaabay inuu ubaxyadakeeno arosyada, isagoo abuuraya jardiigadooyin guryaha dhaxdooda iyo ganacsiyada magaalada hareeraheeda, isaga oo hada ku shaqeynaya abuurida darjiinka-dadweynahae ee mogadisho ugu horeysay muddo 22 sano ah. malahan darjiimo-dadweyne mogadisho gudaheed. Waxa uu doonayaa in la abuuro goob halkaas ay qoysaska, dadka dhalinyarada ah, ay wada imaan karaan, iyo, sida, uu leeyahay, uri dhadhanka ubaxa, maahmaah isaga ma abuuro ubaxyada sababtoo ah waxey isticmaalaan biyo badan ,sida caadiga ah.
So the first step is to inspire young people, and in that room, Mohamed's presence had a really profound impact on the youth in that room. They had never really thought about starting up a business. They've thought about working for an NGO, working for the government, but his story, his innovation, really had a strong impact on them. He forced them to look at their city as a place of opportunity. He empowered them to believe that they could be entrepreneurs, that they could be change makers. By the end of the day, they were coming up with innovative solutions to some of the biggest challenges facing their city. They came up with entrepreneurial solutions to local problems.
sidaas darteed talaabada ugu horeysa waa in la dhiiri gelyaa dadka dhalinyarada. iyo qolkaas gudihiisa, mohamed joogitaankiisa waxay saameyn zaaid ah ku yeelatay dadka dhalinyarada ah ee qolka ku jirey. waligood kuma aysan fikirin in ay bilaabaan ganacsiyo. waxey ku fikiraan u shaqeynta NGO'yada u shaqeynta dowlada, laakiin sheekadiisa, hal abuurkiisa, waxey saameyn xoogan ku laheed ayaga. Wuxuu iyaga ku qasbay in ay eegaan oo ay magaaladooda sida ay meel fursadeed u tahay waxa uu ku dhiira gilyey in ay aaminsanadan in ay noqon karaan ganacsato, in ay noqon karaan dad isbadel sameyn kara. dhamaadka maalinta, waxey la imaanayaan xalal cusub oo ku sabsan qaar ka mid ah dhibaatoyinka ugu waaweyn ee wajaheyso magaladoda. waxey la imaanayaan xuluul sida mashaariiq dhaxgal ah sida dhibaatooyinka maxaliga ah.
So inspiring young people and creating a culture of entrepreneurship is a really great step, but young people need capital to make their ideas a reality. They need expertise and mentorship to guide them in developing and launching their businesses. Connect young people with the resources they need, provide them the support they need to go from ideation to creation, and you will create catalysts for urban growth.
sidaas dhiiragelinta dadka dhalinyarada ah iyo abuurista dhaqan gabacsi abuur leh run ahaantii waa talaabo weyn, laakiin dadka dhallinyarada ah u baahan yihiin raasumaal si fikradahooda ugu dhabeeyaan. Waxay u baahan yihiin dad khubaro ah iyo dad ay ku deydan si ay iga hagaan horumarinta iyo bilaabida ganacsiyadoda. iyo kuxirida dadka dhalinyarada adeegyada ay u baahan yihiin, iyo in lasiiyo tagerada ay u baahanyihiin si ay uga soo gudbaan "fikradaha" ilaa ay ka "xaqiijiyaan", waxaad abuureysaa xoojinta koritaanka magaaladaada.
For me, entrepreneurship is more than just starting up a business. It's about creating a social impact. Mohamed is not simply selling flowers. I believe he is selling hope. His Peace Park, and that's what he calls it, when it's created, will actually transform the way people see their city. Aden hired street kids to help rent out and maintain those bikes for him. He gave them the opportunity to escape the paralysis of waithood. These young entrepreneurs are having a tremendous impact in their cities.
Aniga ahaan, lahaanshaha ganacsi waa ka badan oo kaliya bilaabida ganacsi. Waa wax ku saabsan tahay abuurista "saamayn bulshadeed". mohamed keliya ma iibinaayo ubaxyo. waxaan aaminsanahay in uu iibanaayo rajo. jardiinkiisa nabaneed, sida uu iasaga ugu yeerey, markii la abuuro, dhab ahaantii waxey bedeli doontaa qaabka dadka ay u arkaan magaaladooda. Aden wuxuu kireystey caruurta suuqa si ay ugu caawiyaan kireynta si ay u ilaaliyaan mootooyinkiisa. wuxuu siiyey fursad ay ayagana uga baxaan curyaanimada fadhiga. kuwaasi dhalinyarada ganacsi abuurka waxey saameyn weyn ku leeyihiin magaalooyinkooda.
So my suggestion is, turn youth into entrepreneurs, incubate and nurture their inherent innovation, and you will have more stories of flowers and Peace Parks than of car bombs and waithood.
sidaas darteed rayo bixinteeda. in dhalinyarada loo leexiyo ganacsi abuurka, ku hareereeya iyo kobciya nidaamkooda wax soo saarka ah, waxadna heli doontaa sheekooyin ka badan ubaxyo iyo darjiimo-nabadeed aan aheyn garax-gaari iyo fadhi.
Thank you.
waad mahadsantihiin
(Applause)
(;sacbis)