I love the Internet. It's true. Think about everything it has brought us. Think about all the services we use, all the connectivity, all the entertainment, all the business, all the commerce. And it's happening during our lifetimes. I'm pretty sure that one day we'll be writing history books hundreds of years from now. This time our generation will be remembered as the generation that got online, the generation that built something really and truly global. But yes, it's also true that the Internet has problems, very serious problems, problems with security and problems with privacy. I've spent my career fighting these problems.
waan jeclahay Internetka waa xaqiiq ka fikir wax walboo ay noo keentay ka fikir adeegyada aan isticmaalno dhamaan xiriiryadaas Maaweelooyinkaas dhan iyo Dhamaan howlaha ganacsiga iyo iibka Taasina waxay dhacdaa inta aan noolnahay Anigu waxaan hubaa in maalin Buugaagta Taariikhda ay qori doonto Boqolaal sano hada kadib Waqtigaan, Jiilkeena waxaa lagu soo xasuusan doonaa Jiilkii ku wada xariiray Internetka Jiilkaasoo dhisay wax Run ahaantii Caalami ah Laakiin haa, sidoo kale waa sax Internetka waxa uu wajahayaa Dhibaatooyin, Dhibaatooyin adag Dhibaatooyin Xagga Nabad galyada. iyo Dhibaatooyinka xaga waxyaabaha ugaarka ah Adeegsadaha internetka inta aan shaqeynaayay waxaan ku dhameystay in aan la dagaalamo dhibaatooyinkaas
So let me show you something. This here is Brain. This is a floppy disk -- five and a quarter-inch floppy disk infected by Brain.A. It's the first virus we ever found for PC computers. And we actually know where Brain came from. We know because it says so inside the code. Let's take a look. All right. That's the boot sector of an infected floppy, and if we take a closer look inside, we'll see that right there, it says, "Welcome to the dungeon." And then it continues, saying, 1986, Basit and Amjad. And Basit and Amjad are first names, Pakistani first names. In fact, there's a phone number and an address in Pakistan.
aan idin tusiyo waxyar kani waa 'Brain' Cajaladaan ''floppy disk''-ga ah Cajalad 5 1⁄4 inji ah waxaa kudhacay Viruska 'Brain. A' waa Virus-kii ugu horeeyay ee aan ku aragno Kambiyuutarada Shakhsiyeedka Runtiina waan ognahay meesha uu ka imaaday 'Brain' waan ognahay maxaa yeelay, asiga ayaa sheegaayo sidaas ''Code-ka'' dhexdiisa aan fiirino hagaag qeybtaani waa qeybta ay kusoo kacayso Cajaladaan Virus-ka qabto Hadaana si dhaw usii fiirino inta ayaan ku arkeynaa ''wuxuu leeyahay'' Kusoo dhawaada Xabsiga kadibna wuu sii wadayaa wuxuu leeyahay: 1986 Basit iyo Amjad Basit iyo Amjadna waa Magacyo koowaad Magacyo Pakistaaniyiin Runtii, waxaa meesha kuyaala Telfoon iyo Address wadanka Pakistan ah
(Laughter)
(Qosal)
Now, 1986. Now it's 2011. That's 25 years ago. The PC virus problem is 25 years old now. So half a year ago, I decided to go to Pakistan myself. So let's see, here's a couple of photos I took while I was in Pakistan. This is from the city of Lahore, which is around 300 kilometers south from Abbottabad, where Bin Laden was caught. Here's a typical street view. And here's the street or road leading to this building, which is 730 Nizam block at Allama Iqbal Town. And I knocked on the door. (Laughter) You want to guess who opened the door? Basit and Amjad; they are still there. (Laughter) (Applause) So here standing up is Basit. Sitting down is his brother Amjad. These are the guys who wrote the first PC virus. Now of course, we had a very interesting discussion. I asked them why. I asked them how they feel about what they started. And I got some sort of satisfaction from learning that both Basit and Amjad had had their computers infected dozens of times by completely unrelated other viruses over these years. So there is some sort of justice in the world after all.
Hada 1986 Hada waa 2011 Kaasi waxa uu ahaa 25 sano kahor Dhibaatooyinka Virus-yada Kambiyuutarada way 25 sano jirsatay hada sidaa daraadeed, Sanad iyo bar kahor waxaan go'aansaday in aan Pakistan aado aan aragno sawiradaan aan kasoo qaaday markii aan halkaas tagay halkani waa magaalada ''Lahore'' taasoo 300 km koonfur kajirta ''Abbottabad'' meeshii Bin Laaden lagu qabtay sidaan ayay u muuqataa wadada Jidkaana waa Jidka ku geynaayo dhismaha Guri lambar 730, Nizaam Block ee Magaalada Allama iqbal albaabka ayaan garaacay (Qosal) ma rabtaan in aad qiyaastaan qofka albaabka furay Basit iyo Amjad meeshaas ayay joogaan weli (Qosal) (Sacab) Qofka istaagsan waa Basit Kan fadhiyana waa walaalkiis Amjad Kuwaani waa dadka qoray Virus-kii ugu horeeyay ee Kombiyuutarada Hada, Hagaag, waxaan galnay doodwadaag aad xiiso u leh waxaan weydiiyay Sabab? waxaan weydiiyay dareenkooda ku aadan waxa ay bilaabeen kadibna waxaan helay Qanacsanaasho markii aan ogaaday in labadoodaba (Basit iyo Amjad) Kombiyuutarooda uu virus ku dhacay, halmar wax kabadan waxayna eheed virus-yo kale oo nooc kale ah sanadahaasi marka waxaa jiro xoogaa cadaalad ah caalamka taasoo wax walba ka danbeyso.
Now, the viruses that we used to see in the 1980s and 1990s obviously are not a problem any more. So let me just show you a couple of examples of what they used to look like. What I'm running here is a system that enables me to run age-old programs on a modern computer. So let me just mount some drives. Go over there. What we have here is a list of old viruses. So let me just run some viruses on my computer.
hada Virus-yada aan caadeesanay in aan aragno sideetameeyadii iyo sagaashameeyadii hada dhibaato ma ahan aan idin tusiyo tusaalooyin dhowr ah sideey u muuqdeen waxa aan hada shidaayo waa system ii suuro galinaaya in barnaamijyo hore aan ku kiciyo kambiyuutaro casri ah aan rakibo Drive-yo qaar ah, halkaan ayaan aadayaa waxaan aan heesano waa liis virus-yo qadiimi ah qaar kamid ah aan ku kiciyo kombiyuutarkeyga
For example, let's go with the Centipede virus first. And you can see at the top of the screen, there's a centipede scrolling across your computer when you get infected by this one. You know that you're infected because it actually shows up. Here's another one. This is the virus called Crash, invented in Russia in 1992. Let me show you one which actually makes some sound. (Siren noise) And the last example, guess what the Walker virus does? Yes, there's a guy walking across your screen once you get infected. So it used to be fairly easy to know that you're infected by a virus, when the viruses were written by hobbyists and teenagers.
Tusaale ahaan aan kicino Virus-kaan ''Farabadnaha'' ah marka hore waxaad ku arki kartaa shaashada meesha ugu korayso Farabadne ayaa kusocdo shaashada computerkaaga markii tan ay kugu dhacdo waad ogaaneysaa in ay kugu dhacday maxaa yeelay way soo muuqaneysaa. kani waa mid kale Virus la dhaho (Crash) Ruushka ayaa lagu sameeyay 1992 aan idin tusiyo,mid cod leh. (Cod Ambalaas) tusaalaha ugu danbeeyo qiyaas waxa uu sameynaayo viruskaan ( Socdo ) Haa, qof ayaa socdo shaashadaada dhexdeeda markii ay kugu dhacdo waxaa fududeed ah in aad ogaato in Virus uu kugu dhacay Markii Viruska ay sameyn jireen dadka arimahaas ka hela iyo dad Da'yar
Today, they are no longer being written by hobbyists and teenagers. Today, viruses are a global problem. What we have here in the background is an example of our systems that we run in our labs, where we track virus infections worldwide. So we can actually see in real time that we've just blocked viruses in Sweden and Taiwan and Russia and elsewhere. In fact, if I just connect back to our lab systems through the Web, we can see in real time just some kind of idea of how many viruses, how many new examples of malware we find every single day. Here's the latest virus we've found, in a file called Server.exe. And we found it right over here three seconds ago -- the previous one, six seconds ago. And if we just scroll around, it's just massive. We find tens of thousands, even hundreds of thousands. And that's the last 20 minutes of malware every single day.
Maanta, ma qoraan Da'yartaasi iyo dadkaas howlahaas jeclaaba Maanta, Virus-ku waa Dhibaato Caalami ah meeshaan danbe waxaan heysanaa tusaale Kambiyuutarada aan ku shidno Xarunteena dhexdeeda. meeshaasoo aan ku dabagalno dhibaatooyinka Virus-yada Caalamka marka waxaan arki karnaa isla waqtigaas uu virus-ka soo baxo waxaan ka istaajinay Virus-yo Sweden iyo Taiwan iyo Ruushka iyo meelo kale runtii markale hadii aan la xariiro Kambiyuutarada xarunteena websiteka korkiisa isla markaasba waxaan arki karnaa fikrado sida inta virus inta tusaalooyin ee oo barnaamijyo wasaq ah' ee aan helno maalin walba kani waa virus-kii ugu danbeeyay ee aan helnay. oo kudhex jira file lagu magacaabo ''Server.exe'' waxaana helnay halkaan 3 ilbiriqsi kahor midkii ka horeeyay, lix ilbiriqsi kahor hadii aan sii wadno aad ayay u badanyihiin waxaan helnaa Tobanaan kun, xataa boqolaal kun kaasna waa 20kii daqiiqo ee ugu danbeysay ee barnaamijyada wasaqeesan maalin walba
So where are all these coming from then? Well today, it's the organized criminal gangs writing these viruses because they make money with their viruses. It's gangs like -- let's go to GangstaBucks.com. This is a website operating in Moscow where these guys are buying infected computers. So if you are a virus writer and you're capable of infecting Windows computers, but you don't know what to do with them, you can sell those infected computers -- somebody else's computers -- to these guys. And they'll actually pay you money for those computers. So how do these guys then monetize those infected computers? Well there's multiple different ways, such as banking trojans, which will steal money from your online banking accounts when you do online banking, or keyloggers. Keyloggers silently sit on your computer, hidden from view, and they record everything you type. So you're sitting on your computer and you're doing Google searches. Every single Google search you type is saved and sent to the criminals. Every single email you write is saved and sent to the criminals. Same thing with every single password and so on.
marka halkee ayay ka imaadaan waxyaabahaan dhan Hagaag Maanta, waxaa maamulo gaangiistarada danbiilayaasha ayagaana qoraan virus-yadaan maxaa yeelay lacag ayay ku helaan virus-yadooda waa sida gaangiistarnimo aan fiirino GangstaBucks.com webkaan waxaa laga maamulaa Magaalada Moosko Ragaana waxay iibsadaan Kambiyuutarada viruska ku dhacay marka hadii aad tahay Virus qore oo aad awoodid in aad Kambiyuutarada windwos-yada wax qaadsiisid oo aadan ogeen waxaad kusii sameyn leheed kambiyuutaradaas waxaad ka iibin kartaa Raggaan ayaad ka iibin kartaa kambiyuutaradaasi dadoow runtii ayagana lacag ayay kaa siisanayaan kambiyuutaradaasi marka sidee ragaasi lacag ugu badalayaan kambiyuutaradaasi haleesan? Hagaag, waxaa jiro wadooyin badan oo kala duwan. sida virus-yada bangiga, kaasoo lacag ka xadaayo xisaabtaada bangiyeed ee Online-ka marka aad xisaabta Bangigaaga Online ahaan u isticmaasho ama Fure duubayaasha Fure duubayaasha si qarsoon ayay kombiyuutarkaaga ugu jiraan, ma arki kareysid waxayna duubayaan wax walboo aad qortid marka waxaad fadhisaa kambiyuutarkaaga, waxaadna wax ka baareysaa Google wax walboo aad ku qortid Google way duubmayaan waxayna u dirsamayaan dambiilayaashaas email walboo aad qortid, wuu keedsanyahay, waxa uuna u dirsamayaa dambiilayaashaas sidoo kale password walboo aad qortid, iyo wixii lamid ah
But the thing that they're actually looking for most are sessions where you go online and do online purchases in any online store. Because when you do purchases in online stores, you will be typing in your name, the delivery address, your credit card number and the credit card security codes. And here's an example of a file we found from a server a couple of weeks ago. That's the credit card number, that's the expiration date, that's the security code, and that's the name of the owner of the card. Once you gain access to other people's credit card information, you can just go online and buy whatever you want with this information. And that, obviously, is a problem. We now have a whole underground marketplace and business ecosystem built around online crime.
laakiin waxa ugu badan ay raadinayaan waa waqtiyada aad Online-ka galeysid kadibna aad online-ka wax ka iibsaneysid, dukaan walboo Online ah kii ay ahaataba maxaa yeelay markaad Online-ka wax ka iibsaneysid waxaad qoreysaa magacaaga, iyo cinwaanka laguu soo dhigi lahaa waxaas aad iibsatay Lambarka (Credit Card-kaaga) iyo furaha amaanka ee Credit cardkaaga kani waa tusaale Feel aan ka helany kambiyuutar isbuucyo dhowr ah kahor Lambarka Credit Card-ka Xiliga uu dhacaayo, iyo furaha amaanka iyo qofka isla kaarkaas magaciisa marka aad heshid dadka kale macluumaadka kaararkooda markaas Online-ka ayaad geli kartaa oo waxa aad rabtid ayaad iibsan kartaa macluumaadkaasi taasina waa dhibaato waan ognahay in aan leenahay Suuq madoow oo aad u weyn iyo hab Ganacsi lagu dhisay dambiyada internetka
One example of how these guys actually are capable of monetizing their operations: we go and have a look at the pages of INTERPOL and search for wanted persons. We find guys like Bjorn Sundin, originally from Sweden, and his partner in crime, also listed on the INTERPOL wanted pages, Mr. Shaileshkumar Jain, a U.S. citizen. These guys were running an operation called I.M.U., a cybercrime operation through which they netted millions. They are both right now on the run. Nobody knows where they are. U.S. officials, just a couple of weeks ago, froze a Swiss bank account belonging to Mr. Jain, and that bank account had 14.9 million U.S. dollars on it.
hal tusaale sida raggaani ay lacag ugu helaan howlahooda waxaan fiirineynaa Bogga ''Booliska Aduunka'' waxaana raadineynaa dadka la baadi goobaayo waxaan ujeednaa Ragg sida Bjorn Sundin oo asal ahaan Sweden kasoo jeeda iyo dadka gacanta kusiiyay danbiyada waxaa lagu daray liiska dadka la baadi goobaayo ee Bogga Booliiska Caalamiga ah, ku qoran Mr. Shaileshkumar Jain muwaadin Ameerikaan ah Raggaani waxay wadeen howl la dhaho I.M.U., fal danbiyeed internetka ah kaasoo ay ka faa'iideyn malaayiin labadoodaba hada way baxsadeen qof og majiro meesha ay joogaan Saraakiisha mareekanka, isbuucyo dhowr ah kahor waxay xireen Xisaab bangi oo iswiisarland ah taasoo uu leeyahay Mr. Jain waxaana kujirtay akoonkaas 14.9 Milyan Dollar
So the amount of money online crime generates is significant. And that means that the online criminals can actually afford to invest into their attacks. We know that online criminals are hiring programmers, hiring testing people, testing their code, having back-end systems with SQL databases. And they can afford to watch how we work -- like how security people work -- and try to work their way around any security precautions we can build. They also use the global nature of Internet to their advantage. I mean, the Internet is international. That's why we call it the Internet.
Sidaa darteed, tirada lacaga laga helo falalka danbiyada internetka way weyntahay. taasina waxay micno ka tahay, in danbiilayaashaasi internetka ay maal galin karaan howlahooda waan oganahay danbiilayaashaasi internetka in ay kireystaan dad Barnaamijyada dhisa, ay kireystaan dad tijaabiya, tijaabiya furayaashaas waxay heystaan habab casri ah oo SQL databases wadata. waxay wax ku bixin karaan oo ay fiirin karaan sidaan u shaqeyno sida dadka amaanka suga ay u shaqeeyaan waxayna isku dayaan in ay wado u helaan hababka Amni ee aan dhisi karno waxayna u isticmaalaan deegaanka caalamiga ah ee Internetka faa'iidadooda. waxaan ka wadaa, Internetku waa caalami sidaa darteed ayaan Internet ugu yeernaa
And if you just go and take a look at what's happening in the online world, here's a video built by Clarified Networks, which illustrates how one single malware family is able to move around the world. This operation, believed to be originally from Estonia, moves around from one country to another as soon as the website is tried to shut down. So you just can't shut these guys down. They will switch from one country to another, from one jurisdiction to another -- moving around the world, using the fact that we don't have the capability to globally police operations like this. So the Internet is as if someone would have given free plane tickets to all the online criminals of the world. Now, criminals who weren't capable of reaching us before can reach us.
hadii aan fiirino waxa ka dhacaaya Dunida online-ka ah kani waa Video ay dhiseen Clarified Networks, kaasoo cadeynaaya sida hal qoys oo barnaamijyadaasi wasaqda ah uu u awoodo in ku wareego aduunka falkaani, waxaa la aaminsanyahay in asal ahaan uu ka imaado wadanka Estonia waxa uu u dhaqaaqayaa wadan ka wadan. isla markii la isku dayo in webkaas la xiro marka ragaasi ma celin kareysid waxay ka badalaan wadan ka wadan hal nidaam cadaalad kasii hal nidaam cadaalad kale aduunka dhan ayay ku wareegsanayaan waxay isticmaalayaan waxyaabo xaqiiq ah oo aynaan awoodeeda leheen Howlo Boliis caalami ah sidaan oo kale marka waa Internet, oo ah sida qof la siiyay tikit diyaarad oo lacag la'aan ah dhamaan danbiilayaashaasi internet-ka ee Aduunka Hada, danbiilayaashii awoodi waayay in ay nasoo gaaraan awal hore hada way nasoo gaari karaan
So how do you actually go around finding online criminals? How do you actually track them down? Let me give you an example. What we have here is one exploit file. Here, I'm looking at the Hex dump of an image file, which contains an exploit. And that basically means, if you're trying to view this image file on your Windows computer, it actually takes over your computer and runs code.
Marka xaqiiq ahaan sidee ku raadin kartaa danbiilayaashaasi internetka? sidee u daba geli kartaa si hoose? Tusaale aan idin siiyo waxa aan halkaan ku heysanaa Fayl Haleysan Halkaan, waxaan fiirinayaa ''Hex-ka'' Sawir halaabay kaasoo ka kooban wax amaanka hadidaaya Taasoo lamicno ah, hadii aad isku daydid in sawirkaan aad ku dhex furto kuna fiiriso kambiyuutarkaaga windowska dhexdiisa Kambiyuutarkaaga ayay qabsaneysaa oo waxa ay ka shaqeysiineysaa ''Fure ku qarsan''
Now, if you'll take a look at this image file -- well there's the image header, and there the actual code of the attack starts. And that code has been encrypted, so let's decrypt it. It has been encrypted with XOR function 97. You just have to believe me, it is, it is. And we can go here and actually start decrypting it. Well the yellow part of the code is now decrypted. And I know, it doesn't really look much different from the original. But just keep staring at it. You'll actually see that down here you can see a Web address: unionseek.com/d/ioo.exe And when you view this image on your computer it actually is going to download and run that program. And that's a backdoor which will take over your computer.
Hada. hadii aad sii fiiriso sawirkaan waa kan sawirka meesha uu ka bilaawdo Calaamada dhabta ah ee weerarkana halkaan ayay ka bilaabmeysaa Calaamada waa la lanbareeyay marka aan furfurno lambaradaas waxaa loo adeegsaday XOR howlhalaha 97aad. i rumeysta ineey sidaan, ineey sidaan, waxaan aadi karnaa oo aan bilaabi karnaa in aan furfurno Hagaag, qeybta kore ee Jaalaha ah hada way furfurmatay Hadana waan ogahay, in aysan ka duwanaaneyn mida asalka ah Laakiin sii fiiriya ayada Halkaan hoose waxaad oga jeedaan waxaad ujeedaa website unionseek.com/d/ioo.exe markii sawirkaan aad kambiyuutarkaaga ku furtid waxay aadeysaa oo bilaabeysaa in Barnaamijkaas ay soo Dejiso taasina waa albaabka danbe ee kambiyuutarkaaga qabsanaayo
But even more interestingly, if we continue decrypting, we'll find this mysterious string, which says O600KO78RUS. That code is there underneath the encryption as some sort of a signature. It's not used for anything. And I was looking at that, trying to figure out what it means. So obviously I Googled for it. I got zero hits; wasn't there. So I spoke with the guys at the lab. And we have a couple of Russian guys in our labs, and one of them mentioned, well, it ends in RUS like Russia. And 78 is the city code for the city of St. Petersburg. For example, you can find it from some phone numbers and car license plates and stuff like that. So I went looking for contacts in St. Petersburg, and through a long road, we eventually found this one particular website.
laakiin wax kaloo ka xiiso badan hadii aan sii furfurno waxaan heleynaa ololahaan qarsoon oo dhahaayo O600KO78RUS. Lanbarkaasi waxa uu ka hooseeyaa furayaashaan hoostooda si saxiix ahaan camal wax walbo looma isticmaalo anigana waxaan isku dayay in aan ogaado waxa laga wado waxaas waxaan ka raadiyay Google wax natiijo ah ma aanan helin waxaan la hadlay mid xarunta nagala shaqeeyo Ragg dhowr ah oo Ruush ah ayaana xarunta nala joogaan mid kamid ah ayaa waxa uu sheegay Hagaag, RUS, in ay ku dhamaato sida Russia lanbarka 79 uu yahay fure magaalo Furaha Magaalada St. Petersburg. Tusaale, waxaad heli kartaa qaar kamid ah telfoono iyo Taargo baabuur iyo waxyaabo noocaan oo kale ah waxaan baaray meelo lagala xariiro Magaalada St. Petersburg. wada dheer dhexdeedana waxaan helnay website-kaan khaaska ah
Here's this Russian guy who's been operating online for a number of years who runs his own website, and he runs a blog under the popular Live Journal. And on this blog, he blogs about his life, about his life in St. Petersburg -- he's in his early 20s -- about his cat, about his girlfriend. And he drives a very nice car. In fact, this guy drives a Mercedes-Benz S600 V12 with a six-liter engine with more than 400 horsepower. Now that's a nice car for a 20-something year-old kid in St. Petersburg.
Kani waa nin Ruush ah oo Internetka korkiisa ka shaqeysanaayay sanado badan kaasoo leh Web-kiisa khaaska ah sidoo kale Bog ku leh webka shacbiyada badan ee Live Journal. Bogiisana, waxa uu kusoo qoraa wixii kusaabsan noloshiisa noloshiisa magaalada St. Petersburg waxa uuna kujiraa bilaawgiisa sanadaha labaatameeyada Bisadiisa ayuu kahadlaa Saaxiibtiisa waxa uuna wataa Baabuur aad u qurux badan Xaqiiqdii, ninkaani waxa uu wataa Baabuur Mercedes-Benz S600 V12 matoor 6 litir ah leh 400 fardo ah awoodooda wax kabadan Waa baabuur qurux badan, oo canug labaatameeyo jiro uu wato magaalada St. Petersburg dhexdeeda
How do I know about this car? Because he blogged about the car. He actually had a car accident. In downtown St. Petersburg, he actually crashed his car into another car. And he put blogged images about the car accident -- that's his Mercedes -- right here is the Lada Samara he crashed into. And you can actually see that the license plate of the Samara ends in 78RUS. And if you actually take a look at the scene picture, you can see that the plate of the Mercedes is O600KO78RUS. Now I'm not a lawyer, but if I would be, this is where I would say, "I rest my case."
sideen ku ogaaday baabuurkiisa maxaa yeelay asigaa soo galiyay Boggiisa shil baabuur ayuu galay gudaha magaalada St. Petersburg baabuurkiisa ayuu ku dhuftay baabuur kale waxa uu bogiisa soo dhigay sawiradii shilka baabuurkiisa kani waa Mercedes-kiisa halkaasina waxaa yaalo baabuurkii Lada Samara-da ee baabuurkiisa ku dhacay waadna arki kartaa taargada baabuurka Lada Samara-ha waxa ay ku dhamaataa, 78RUS hadii aad sii fiirisid sawirka dhacdada waxaad arki kartaa Taargada Mercedes-ka waa O600KO78RUS. Hada aniga ma ihi abukaate laakiin hadii aan ahaan lahaa waa halka aan dhihi lahaa ''Meeshaan ayaan kiiskeyga kusoo xirayaa''
(Laughter)
(Qosal)
So what happens when online criminals are caught? Well in most cases it never gets this far. The vast majority of the online crime cases, we don't even know which continent the attacks are coming from. And even if we are able to find online criminals, quite often there is no outcome. The local police don't act, or if they do, there's not enough evidence, or for some reason we can't take them down. I wish it would be easier; unfortunately it isn't.
Marka maxaa dhaco markii la qabto danbiilayaasha internetka Hagaag, kiisaska badankooda sidaas uma fogaadaan Badanaa kiisaska danbiyada internetka ma ogin qaarada ay ka imaanayaan dagaaladaasi xataa hadii aan awoodno in aan helno danbiilayaasha internetka badanaa majirto wax natiijo ah Booliska gudaha ah ma dhaqaaqaayo, xataa hadii ay dhaqaaqaan, cadeymo dhameystiran lama haayo ama mararka qaar hoos uma dhigi karno waxaan jeclaan lahaa in ay fududaato nasiib xumo ma fududo
But things are also changing at a very rapid pace. You've all heard about things like Stuxnet. So if you look at what Stuxnet did is that it infected these. That's a Siemens S7-400 PLC, programmable logic [controller]. And this is what runs our infrastructure. This is what runs everything around us. PLC's, these small boxes which have no display, no keyboard, which are programmed, are put in place, and they do their job. For example, the elevators in this building most likely are controlled by one of these. And when Stuxnet infects one of these, that's a massive revolution on the kinds of risks we have to worry about. Because everything around us is being run by these. I mean, we have critical infrastructure. You go to any factory, any power plant, any chemical plant, any food processing plant, you look around -- everything is being run by computers.
laakiin waxyaabaha way is badalayaan si boobsiis ah oo aad u weyn waad maqasheen waxyaabaha sida Stuxnet. marka hadii aad fiiriso Stuxnet. waxa uu sameeyay waxa uu dhaawacay qalabkaan waa Siemens S7-400 PLC, midaasi xakameysan ee shirkada Siemens ay Borograamisay kani waa midka maamulo hab dhismeedkeena hoose kani waa waxa nagu wareegsan PLC, sunduuqyadaani yaryar ee shaashada aan leheen ee Keyboadrka aan leheen ee la borograamiyay, waxaa la dhigaa meel, shaqadooda ayayna qabsadaan Tusaale, wiishashka dhismooyinka waxaa badanaa laga maamulaa kuwa sidaan oo kale ah markii Stuxne uu ku dhaco kuwaan oo kale taasi waa kacdoon weyn oo ah nooca khatarta larabo in aan ka welwelno maxaa yeelay wax walboo nagu wareegsan waxaa lagu kiciyaa kuwaan waxaan kawadaa, waxaan heysanaa Hab dhismeyd hoose oo dhaawacan warshad walbo aad, iyo meel walbo tamarto lagu sameeyo warshad walboo kiimiko ah, iyo warshad walboo cuntada ah dhinacyadaada fiiri wax walbo waxaa lagu maamulaa Kambiyuutaro
Everything is being run by computers. Everything is reliant on these computers working. We have become very reliant on Internet, on basic things like electricity, obviously, on computers working. And this really is something which creates completely new problems for us. We must have some way of continuing to work even if computers fail.
wax walbo waxaa lagu maamulaa Kambiyuutaro wax walbo waxay ku tiirsanyihiin shaqada Kambiyuutaradaas waxaan noqonay dad kutiirsan Internet-ka waxyaabo aasaasa ah sida korontada ee ku shaqeynta kambiyuutarada tanina waa wax gabi ahaanba nagu abuuraayo dhibaatooyin cusub waa in aan heesanaa wadooyin aan shaqadeena kusii wadan karno xataa hadii kambiyuutarada ay guul dareystaan
(Laughter)
(Qosal)
(Applause)
(Sacab)
So preparedness means that we can do stuff even when the things we take for granted aren't there. It's actually very basic stuff -- thinking about continuity, thinking about backups, thinking about the things that actually matter.
marka diyaargarowga wuxuu lamicno yahay in aan helno waxyaabo xataa waxyaabaha aan damaano qaadka u qaadanay hadii aysan meesha oolin Runtii waa waxyaabo aasaas ah ka fikiritaan sii socosho ah, ka fikiritaan dib isku kabid ah ka fikiritaan waxyaabaha sida dhabta ah muhiimka u ah
Now I told you -- (Laughter) I love the Internet. I do. Think about all the services we have online. Think about if they are taken away from you, if one day you don't actually have them for some reason or another. I see beauty in the future of the Internet, but I'm worried that we might not see that. I'm worried that we are running into problems because of online crime. Online crime is the one thing that might take these things away from us.
hada waxaan idiin sheegayaa (Qosal) waan jeclahay Internetka ka fikir dhamaan waxyaabaha aan onlineka ku heesano ka fikir hadii waxyaabahaas lagaa qaato hadii aadan maalin heysanin sabab ama sabab kaleba waan ujeedaa quruxda Mustaqbalka Internetka laakiin waan ka walwalsanahay in aan arki weyno taasi Waxaan ka walwalsanahay in aan ku socono dhibaatooyin ay sabab u tahay danbiyada Internetka Danbiyada Internetka waa hal wax taasoo naga qaadi karta waxyaabahan aan heysano
(Laughter)
(Qosal)
I've spent my life defending the Net, and I do feel that if we don't fight online crime, we are running a risk of losing it all. We have to do this globally, and we have to do it right now. What we need is more global, international law enforcement work to find online criminal gangs -- these organized gangs that are making millions out of their attacks. That's much more important than running anti-viruses or running firewalls. What actually matters is actually finding the people behind these attacks, and even more importantly, we have to find the people who are about to become part of this online world of crime, but haven't yet done it. We have to find the people with the skills, but without the opportunities and give them the opportunities to use their skills for good.
Noloshayda waxaan ku dhameystay difaaca internetka waxaana dareemayaa hadii aan la dagaali weyno falal danbiyeedka Online-ka waxaana ku soconaa khatar aan kuli ku weyn karno waa in midaan aan sameyno si caalami ahaan waa in aan hada sameynaa waxaan u baahanahay waa xoogag amaan badan oo Caalami ah si loo helo tuugada Internetka Gaangiistaradaasi habeysan ee weeraradooda malaayiinta ku hela waa wax aad oga muhiimsan in Virus-kahortage aan isticmaalno, ama Firewalls waxa dhabtii muhiimka ah waa in la helaa dadkaas ka danbeeya weeraradaas waxaana aad oga sii muhiimsan in aan helno dad u dhaw in ay noqdaan qeyb kamid ah, falal danbiyeedyada internetka aduunka laakiin weli ma aanan dhameysan waa in aan helnaa dad xirfado leh ee fursado aanan heysan oo aan siino fursado si xirafadahooda ay ugu isticmaalaan dhanka wanaagsan
Thank you very much.
aad ayaad u mahadsantihiin
(Applause)
(Sacab)