Hello, TEDWomen, what's up.
Hallow, HablahaTED, maxaa cusub.
(Cheering)
(Shifo)
Not good enough. Hello, TEDWomen, what is up?
Maigu filno halahaas. Hallow, HablahaTED, maxaa cusub?
(Loud cheering)
(Shifo)
My name is Maysoon Zayid, and I am not drunk, but the doctor who delivered me was. He cut my mom six different times in six different directions, suffocating poor little me in the process. As a result, I have cerebral palsy, which means I shake all the time. Look. It's exhausting. I'm like Shakira, Shakira meets Muhammad Ali.
Magacayga waa Maysoon Zayid, mana cabsani, laakin dhaqtarkii i dhaliyay ayaa cabsanaay. Lix mar oo kala duwan ayuu hooyadeey qalay lix jiho oo kala duwan ayuuna u qalay, wuxana qaliinkaas ku caburiyay inantaan yari aniga ah. natiijadasna, waxana qabaa gargariir , macanaha marwalbo waan gargariiraa. Fiiri. waa mid lagudaalo. Shakiira oo kale ayaan ahay, Shakira oo lakulmeysa Muhammad Ali.
(Laughter)
(Qosol)
CP is not genetic. It's not a birth defect. You can't catch it. No one put a curse on my mother's uterus, and I didn't get it because my parents are first cousins, which they are.
gargariirku ma ahan fir. ma ahan cilad dhalasho. Ma qaban kartid. qofna inkaar ma dhigin ilma-galeenka hooyadey, maha helin maxa yelay waalidkeeyga waa llma-adeeradii ugu horeeyay taas oo ayba yihiin.
(Laughter)
(Qosol)
It only happens from accidents, like what happened to me on my birth day.
Shilal ayee uun ka imaadaan, sida aniga igu dhacday maalintii dhalashadeyda.
Now, I must warn you, I'm not inspirational.
Hada, waan idiin digayaa, dhiira-geliye ma ihi,
(Laughter)
mana rabo qof kujiro qolkaan
And I don't want anyone in this room to feel bad for me, because at some point in your life, you have dreamt of being disabled. Come on a journey with me. It's Christmas Eve, you're at the mall, you're driving around in circles looking for parking, and what do you see? Sixteen empty handicapped spaces.
inuu xumaan ii dareemo, maxaa yelay waqti kamid ah noloshada, inaad ku riyootay cuuryaan-nimo. Kaalay safar aan isku raacnee. waa ciida masiixiga, waxad joogta suuqa, geesba gees ayaa garigaga u wareejinesa adoo raadianayo paakin. maxaadna aragtaa? 16 meelood oo faaruq ah misna loogu talagaly cuuryaaniinta
(Laughter)
waxaadna is dhahaysaa,'' Allah, miyaan kaliya noqon karaa
And you're like, "God, can't I just be a little disabled?"
waxyar oo cuuryaan ah? ''
(Laughter)
(Qosol)
Also, I've got to tell you, I've got 99 problems, and palsy is just one.
Sidoo kale, waxaan idiin shegaya, 99 dhib ayaa iheesta, gar-gariirna waa mid kaliya.
(Laughter)
haday jiri laheed tartan dulmiyeed ama cadaadis leh,
If there was an Oppression Olympics, I would win the gold medal. I'm Palestinian, Muslim, I'm female, I'm disabled, and I live in New Jersey.
waxaan ku guuleesan lahay abaalmarinta dahabka. waxan ahay dumar, falastiiniyad, muslimad ah misna jiis ah, New Jersey ayaana ku noolahay.
(Laughter)
(Qosol)(Sacbis)
(Applause)
hadaadan samaan ka dareemeenin noloshaada, hadaba hada ka dareem,
If you don't feel better about yourself, maybe you should.
(Laughter)
Cliffside Park, New Jersey weeye xaafadayda.
Cliffside Park, New Jersey is my hometown. I have always loved the fact that my hood and my affliction share the same initials. I also love the fact that if I wanted to walk from my house to New York City, I could.
waligayba waan jeclaay xaqiiqdii inay xaafadayda iyo dhibaatada jiradayda ay wadaagaan isku xarfo. waxan kaloo jeclahay xaqiiqdii inaan rabay inaan socdo inata u dhaxeeso gurigayga ilaa casimamada New York, waan awooday.
A lot of people with CP don't walk, but my parents didn't believe in "can't." My father's mantra was, "You can do it, yes you can can."
dad badan oo qabaan gargariirku masocodaan, waalidkayga meeysan aaminin inaan ''Awoodin'' Ducada aabahey ayaa aheyd, ''Waad awooda, haa waad awooda.''
(Laughter) So, if my three older sisters were mopping, I was mopping. If my three older sisters went to public school, my parents would sue the school system and guarantee that I went too, and if we didn't all get A's, we all got my mother's slipper.
(Qosol) Marka, seddax abaayo igaga waaweyn aay guurguuranayeen,w aan guurguuranayay anina. hadey aadeen xitaa iskuulaadka shacabka, waalidiinteyda waxay dacweyn jireen qaabka iskuulka misna waxay hubaal ka dhigeen inaan aado iskulka , misna hadaan anagoo dhan 'A' yaal aanan helin, mamada dacaskeeda eenagu tumi jirtay.
(Laughter)
(Qosol)
My father taught me how to walk when I was five years old by placing my heels on his feet and just walking. Another tactic that he used is he would dangle a dollar bill in front of me and have me chase it.
Aabahey ayaa i baray sida loo socdo markaan 5-jir ahay asigoo cirbahayga dul saarayo lugahiisa misna soconayo. Qorsho kale uu isticmaali jiray aya ahay, wuxuu soo raaricin jiray horteytda 1 dollar misna waan bursan jiray.
(Laughter)
(Qosol)
My inner stripper was very strong.
Qaawnaanteyda waxay ahay mid xoog badan, iyo----
(Laughter)
(Qosol)
Yeah. No, by the first day of kindergarten, I was walking like a champ who had been punched one too many times.
Haa. Maya, maalintii ugu horeysay ee iskuulka, waxaan usocday sidii horyaal kaaso dhoor mar lasoo feeray.
(Laughter)
Soo koritaankayga, 6 carab ah ayaa magaaladeena joogtay,
Growing up, there were only six Arabs in my town, and they were all my family.
kuligoodna qoyskeeyga ayee ahaayeen.
(Laughter)
hada 20 carab ah ayaa magaalada joogaan,
Now there are 20 Arabs in town, and they are still all my family.
welina kuli waa qoyskeeyga. (Qosol)
(Laughter)
ma umaleeyo qof inuu ogaaday xitaa inaanan aheyn Talyaani.
I don't think anyone even noticed we weren't Italian.
(Laughter)
(Qosol)(Sacbis)
(Applause)
Tani waxay aheey horaantii 9/11 hadana siyaasiyiinta
This was before 9/11 and before politicians thought it was appropriate to use "I hate Muslims" as a campaign slogan. The people that I grew up with had no problem with my faith. They did, however, seem very concerned that I would starve to death during Ramadan. I would explain to them that I have enough fat to live off of for three whole months, so fasting from sunrise to sunset is a piece of cake.
waxay ku fekereen inay banaan tahay in la isticmaalo '' Waan necbahay Muslimiinta'' Oraah doorasho ahaaneed. Dadkii aan lasoo koray wax dhibaato ah kuma aysan qabi caqiidadayda. Waxay umuuqdeen kuwa ay aad u quseeyso , si ahaan inaan baahi u dhimanayo waqtiga Ramadaanka. waxaan u sharixi jiray inaan heesto jir igu filan si aan ugu noolaado seddax bilood, marka soon inta u dhaxeyso qorax soobax iyo qorax dhac waxay ila ahay sida jab doolsho ah.
(Laughter)
I have tap-danced on Broadway. Yeah, on Broadway. It's crazy.
Wadada cad ayan jees ku dheeli jiray. Haa, wadada cad . Waa jinoolinimo. (Sacbis)
(Applause)
Waalidiinteeyda meeysan awoodin inay jjirkeyda daaweeyan,
My parents couldn't afford physical therapy, so they sent me to dancing school. I learned how to dance in heels, which means I can walk in heels. And I'm from Jersey, and we are really concerned with being chic, so if my friends wore heels, so did I.
marka waxay ii direen iskuul dheel (jees) waxan bartay sida kabaha cirbaha loogu dheelo taaso la macno ah inaan kusocon karo kabahas. Waxaana ka imaada New Jersey, waxaan aad ula soconaa moodalada sare, marka hadeey saaxiibadeyxa xirtaan kabahaas dhaadheer, anigana waan xiranayay.
And when my friends went and spent their summer vacations on the Jersey Shore, I did not. I spent my summers in a war zone, because my parents were afraid that if we didn't go back to Palestine every single summer, we'd grow up to be Madonna.
markay saaxiibadayda u baxaan fasax xeebta Jersey, anigana maanan raaci jirin. waxaan kuqaatay waqtigayga fasaxa goob dagaal maxaa yeelay waalidintayda waxay ka cabsanayeen hadii aanan kunoqon falastin Xagay walabo,
(Laughter)
waxaan uweynaaneenay inan Madonna( Heesay magaceed) noqono
Summer vacations often consisted of my father trying to heal me, so I drank deer's milk, I had hot cups on my back, I was dunked in the Dead Sea, and I remember the water burning my eyes and thinking, "It's working! It's working!"
(Qosol) Fasaxyada xagaaga intiisa badan way iskuxirnayeen Aabahayga waxoo isku dayay inuu i bogsiiyo sida darteet waxaan cabay caano deer dhoor galaas oo caano kulul ah ayaa heestay, waxaan madaxa lii galshay bada halista ah, waxaan xasuusta inay biyaha indhaha iga gubayeen waxaane is dhahay, "weey shaqayneysaa! weey shaqayneysaa"
(Laughter)
(Qosol)
But one miracle cure we did find was yoga. I have to tell you, it's very boring, but before I did yoga, I was a stand-up comedian who can't stand up. And now I can stand on my head. My parents reinforced this notion that I could do anything, that no dream was impossible, and my dream was to be on the daytime soap opera "General Hospital."
laakin halka mucjiso daaweyn ansameynay waxay ahayd yoga waa inan kusheega , aad bay ucaajis badantahay, laaking inta anan yogada an sameyn kahor waxay ahayd waxaan ahay majaajileste-istaageed anan istaagi karin hadane waxaan kujoogsan karaa madaxa. Waalidintayda waxaa lagu adkeeyay fikradan ahi inan waxkasta an sameen karo, Taas oo aysan jirin riyo an surtogal ahayn Riyadaydane waxay ahayd inta lagu gudojiro maalinti soap opera "isbitalka cudurada guud"
(Laughter)
waxaan aday kuliyad inta lagu guda jiray soocitanka
I went to college during affirmative action and got a sweet scholarship to ASU, Arizona State University, because I fit every single quota.
aana kahelay waxbarasho lacag la'an ah oo macaan ee ASU, Jaamacada Arizona, maxaa yeelay waxaan buxshay cadadka tiro laogolay
(Laughter)
Waxan ahaay qof aad loo xanaaneeyo.
I was like the pet lemur of the theater department. Everybody loved me. I did all the less-than-intelligent kids' homework, I got A's in all of my classes, A's in all of their classes.
Qof walbo ayaa i jeclaay. waxaan sameeyay dhamaan caruurta an caqliyeysan cashiradooda dhan, waxaana kahelay "A" dhamaan fasalladayda, "A" dhaman fasaladooda.
(Laughter)
waqti kasta oo aan sameeya dagaal
Every time I did a scene from "The Glass Menagerie," my professors would weep. But I never got cast. Finally, my senior year, ASU decided to do a show called "They Dance Real Slow in Jackson." It's a play about a girl with CP. I was a girl with CP. So I start shouting from the rooftops, "I'm finally going to get a part! I have cerebral palsy! Free at last! Free at last! Thank God almighty, I'm free at last!" I didn't get the part.
kabilaaw "Fasalka maamulaha" Profeesaradeeyda way ooyi jidheen. laakin waligay lima burin . Ugu dambeyntii, sanadkeeyki heerka sare, "ASU" ayaa go'aansantay inay qabtaan show la dhaho "Waxay magalada Jackson ugu cayaaran si dagan". waa cayaar kusabsan gabar qabto cudurka Gargariirka. waxaane ahay gabar qabta "C.P" Marka waxaan u qeeylinayay si sare, "Ugu dambeeyntii waan ka qayb qaadanayaa! waxaan qabaa cudurlka gargariirka! Xor ayaan ahay! Xor ayaan ahay! Mahad eeba ayaa leh , waxan ahay xor ugu dambeyntii!" Ma aanan helin qaybta. (Qosol)
(Laughter)
Sherry brown aya heshay qaybti.
Sherry Brown got the part. I went racing to the head of the theater department crying hysterically, like someone shot my cat, to ask her why, and she said it was because they didn't think I could do the stunts. I said, "Excuse me, if I can't do the stunts, neither can the character."
Waxan aaday madaxa waxda tiyatarka anigoo u oynaya , sidii qof in bisadayda dilay oo kale, sian uwaydiiyo sababta, waxayna itiri waxay ahayd maxayeelay maynan umaleyneenin in aan sameen karo ciyarta halista ah. waxaan dhahay "Igaraali noqo, hadii anan sameen karin ciyaarta halista ah, midkeene masameenkaro Jilida."
(Laughter)
(Qosol) (Sacbis)
(Applause)
This was a part that I was literally born to play they gave it to a non-palsy actress. College was imitating life. Hollywood has a sordid history of casting able-bodied actors to play disabled onscreen.
Tani waxay ahayd qayb an kuudhashtay inan cayaaro waxayna siiyeen, waxay siiyen qof anan laleemo qabin kuliyada waxay ahayd mid laisku daydo, Hollywood-ka waxay leedahay taariikh aana daacad aheen Taaso Aktarada jirkooda caadi ahi in ay shaashadu ku matalaan kuwa jiisiin ah.
Upon graduating, I moved back home, and my first acting gig was as an extra on a daytime soap opera. My dream was coming true. And I knew that I would be promoted from "Diner Diner" to "Wacky Best Friend" in no time.
markan kaqalin jabshay, waxaan dib ugu guuray magaladayda Jilitaankeygii ugu horeeyay ee shactaroola-nimada waxay ahayd shaqo dheerad ah oo maalintii aan u shaqeeyo taleefishan. Riyadeyda ayaa ii rumoobeysay. waane ogaay in la i dalacsiin doono kasoo bilaaw "maqyad kacunteen cunteen " ilaa aan kanoqodo "saaxibka ugu wanaagsan"
(Laughter)
laakin badalka, waxaan kusii baaqi ahaaday in siqaaliyeyo qeeb kamid ah agabyada
But instead, I remained a glorified piece of furniture that you could only recognize from the back of my head, and it became clear to me that casting directors didn't hire fluffy, ethnic, disabled actors. They only hired perfect people. But there were exceptions to the rule. I grew up watching Whoopi Goldberg, Roseanne Barr, Ellen, and all of these women had one thing in common: they were comedians. So I became a comic.
taas ooka liyah adka garan karto karto madaxayga qeebtisa dambe, waxaana xaqiiqsaday xulayaasha jilaayasha Aysan marnaba hool galin karin Aktarada jiisaska ahi. waxay kaliyah hool galiyeen dad dhameestiran. laakin waxaan ahayn kuwo kareeban sharciyada waxaan kusoowaynaaday fiirsashada Whoopi Goldberg, Roseanne Bar, Ellen (waa magacyo naageed) naagahaas oo dhan hal sheey ayee wada jir ka ahaayeen : waxay dhamaantooda ahaayeen majaajiliistayaal. Markan aniguna waxan noqday majaajiliiste.
(Laughter)
(Qosol) (Sacab)
(Applause)
My first gig was driving famous comics from New York City to shows in New Jersey, and I'll never forget the face of the first comic I ever drove when he realized that he was speeding down the New Jersey Turnpike with a chick with CP driving him.
Majaajiladayda ugu horaysay, waxaan waday majaajiliistayaal kale kasoo bilaaw New York ilaa laga gaaro show lagu qabanayay New Jersey marnaba mahilmaayo wejiga majaajiliistihii ugu horeeyay aan wado markuu ogaaday inu wadada ku ku taalo New Jersey ay kula xawaareyneysay
(Laughter)
misna ay waday gabar qabto cudurka gar gariirrka ama laleemo.
I've performed in clubs all over America, and I've also performed in Arabic in the Middle East, uncensored and uncovered.
Bandhigyo badan ayaan Mareekanka ka qabtay, sidoo kale Arabta bariga dhexe, anigoo aana is qarineeynin ama lii barareenin.
(Laughter)
Dadka qaar ayaa dhaho waxaan ahay majaajiliistihii
Some people say I'm the first stand-up comic in the Arab world. I never like to claim first, but I do know that they never heard that nasty little rumor that women aren't funny, and they find us hysterical.
ugu horeeyay ee dunida carabta. majeclaan inaa sheegto booskas ugu horenta ahi, laakin waxaan ogahay ineesa waligood maqlin in dumar aysan noqon karin qof dadka ka qosliyo, waxayna noo heestaan kaliya inaanan is celin karin xaga dabeecada.
(Laughter)
In 2003, my brother from another mother and father Dean Obeidallah and I started the New York Arab-American Comedy Festival, now in its 10th year. Our goal was to change the negative image of Arab-Americans in media, while also reminding casting directors that South Asian and Arab are not synonymous.
2003-dii, walaalkeyga ay dhaleen hooyo iyo aabe kale Dean Obeidallah iyo aniga, waxaan bilaawnay damaashad majaajilo ee Carabta-Amarikanka ahi ee kusugana New York , hada waa sanadii 10-aad. Hadafkeeni wuxuu ahaa inaan badalno sawirka qaldan ay Carabta-Amerikan ahi ay ka heestaan saxaafada, anigoo misna xasuusinayo agaasimaha jilalaayasha in dadka koonfurta Asia iyo Carab-taba ay isku mid aheen.
(Laughter)
(Qosol)
Mainstreaming Arabs was much, much easier than conquering the challenge against the stigma against disability.
Guud ahaan Carabtu waxay ahaayen, kuwa aad ugu fudud inay qabsadaan xujada lagaga soo horjeedo dhaleeceenta cuuryaanimada.
My big break came in 2010. I was invited to be a guest on the cable news show "Countdown with Keith Olbermann." I walked in looking like I was going to the prom, and they shuffle me into a studio and seat me on a spinning, rolling chair.
Fasaxayga dheeray wuxuu imaaday 2010-kii dhexdiis. waxaa liigu casuumay inaa marti ka noqdo show la dhaho "waqti xiisa ah la qaado Keith Olbermann." gudaha ayaan u sii socday sidii anoo u socdo damaashaad qalin jebin iskuul Gudaha istuudiyahay ayee si daganaan ah ii galiyeen iguna fadhiisiyeen kursi war-wareeganayo .
(Laughter)
Waxaan fiiiriyay maamulaha masraxa oo an ku dhahay,
So I looked at the stage manager and I'm like, "Excuse me, can I have another chair?" And she looked at me and she went, "Five, four, three, two ..." And we were live, right? So I had to grip onto the anchor's desk so that I wouldn't roll off the screen during the segment, and when the interview was over, I was livid. I had finally gotten my chance and I blew it, and I knew I would never get invited back. But not only did Mr. Olbermann invite me back, he made me a full-time contributor, and he taped down my chair.
"Iga raali noqo, kursi kale maheli karaa?" Way i fiirisay misna way iga dhaqaaqday, "Shan,Afar,Seddax,Labo...! Misna waxaan aheen toos, haye? Marka Mikroofanka ku dhagan miiska ayaan qabsaday si aanan shaashada uga dhicin markii aan is badaleeyno markii uu wareeysigii dhamaaday, aad baan u xanaaqay. jaaniskeeyga ayaan helay ugu dambeyn waana iska qasaariyay, waxaana ogaay inaanan mar dambe la igu marti qaadi doonin. Laakin Mr. Olbermann muusan kaliya imarti qaadin markale, ee wuxuu iga dhigay shaqaale joogto ah, Kursigaygana dhulka ayuu ku dhajiyay.
(Laughter)
(Laughter)(Sacbis)
(Applause)
One fun fact I learned while on the air with Keith Olbermann was that humans on the Internet are scumbags.
Hal xaqiiq oo aan bartay markii aan la joogay Keith Olbermann
(Laughter) People say children are cruel, but I was never made fun of as a child or an adult. Suddenly, my disability on the world wide web is fair game. I would look at clips online and see comments like, "Yo, why's she tweakin'?" "Yo, is she retarded?" And my favorite, "Poor Gumby-mouth terrorist. What does she suffer from? We should really pray for her." One commenter even suggested that I add my disability to my credits: screenwriter, comedian, palsy.
ayaa waxay ahey in dadka interneetka isticmaalo ay yihiin dad aad u xun. Dadku waxay dhahaan caruurtu waa xaasidiin, laakin waligeyga liiguma shactireesan yaraanteyda iyo weeynaanteydaba. SI lama filaan ah, jiisnimadayda dhanka shabakada waa mid ciyaar daacad ah waxaan fiiriyaa vidiiyow-yaasha tooska ahi waxaana arkaa qoraalo ah sida, "Waar, maxay isku mar-maroojineeysaa?" "Waar, miyeey caqli dhimantahay?" Iyo mida igu xiisaha badan, "Argagaxisadaan faqiirta ah ee afka-dheer. Maxay ka dhibtooneysa? Xaqiiqdii waa inaan u duceeynaa." Mid ayaa xitaa qorayay inaan jiisnimadayda ku daro kaararkeyga: qoraalada filimaanta, majaajiladayda, laleemada.
Disability is as visual as race. If a wheelchair user can't play Beyoncé, then Beyoncé can't play a wheelchair user. The disabled are the largest — Yeah, clap for that, man. Come on.
Cuuryaan-nimadu waa wax la arki karo sida tartanka. hadii jiiska kursiga kusocdo aysan ika dhigi karin Beyoncé, marka Beyoncé-na iskama dhigi karto jiis kursi kusocdo. Cuuryaanku waa mida ugu weyn---- Haa, usacbiya dee midaas .sameeya.
(Applause)
(Sacbis)
People with disabilities are the largest minority in the world, and we are the most underrepresented in entertainment.
Dadka cuuryaan-nimadu ay haleeshay waa kuwa ugu baaxada weyn ee ugu yar ee aduunka joogo, waxaana nahay dadka ugu badan ee matalo dhanka madadaalada.
The doctors said that I wouldn't walk, but I am here in front of you. However, if I grew up with social media, I don't think I would be. I hope that together, we can create more positive images of disability in the media and in everyday life. Perhaps if there were more positive images, it would foster less hate on the Internet. Or maybe not. Maybe it still takes a village to teach our children well.
Dhaqaatiirta waxay igu dhaheen inaanan socon doonin, laakin waa ikanaa anigaan hortiina joogo. Siwalbaba, hadii aan la weeynaaday aalada warbaahinta bulshada, ma umaleeynayo inaan noqon doono. waxaan rajeynayaa inaan si wada jir ah aan u abuuri karno wejiyo wanaagsan dhanka warbaahinta ee cuuryaanimada iyo dhanka molosha maalin walbo Hubaal ahaantii hadii ay jiri laheed sawiro wanaagsan, waxay si yar ukobcin laheed naceebka aalada interneetka. ama maba jiri laheen naceeb. waxa macquul ah in weli aay qaadaneyso waqti badan
My crooked journey has taken me to some very spectacular places.
inaa barno caruurteena samaanta.
I got to walk the red carpet flanked by soap diva Susan Lucci and the iconic Loreen Arbus. I got to act in a movie with Adam Sandler and work with my idol, the amazing Dave Matthews. I toured the world as a headliner on Arabs Gone Wild. I was a delegate representing the great state of New Jersey at the 2008 DNC. And I founded Maysoon's Kids, a charity that hopes to give Palestinian refugee children a sliver of the chance my parents gave me. But the one moment that stands out the most was when I got -- before this moment --
Safarkeeyga khaa'inka ahi ayaa wuxuu i waday meelo aad u qurux badan. waxaan ku socoday rooga cas. Geesaha iyagoo iga joogaan heesayda quruxleeyda Susan Lucci iyo qofta xushmada mudan ee Lorraine Arbus. waxaan kaloo flim la jilay Adam Sandler waxaan kaloo la shaqeeyay qofkaa aan adka ula daba dhaco Dave Matthews. Aduunka ayaan safar kusoo maray si qodobada ugu doorka roon ahi anigoo lii dhahaayo Carabtu bahalooween. waxaa lii doortay inaan u hadlo anigoo matalaayo qaranka sare ee New Jersey ee Ururka Qaramada Demoqraadiga ee 2008-kii . Waxaan sammeeyay xarun caruureed oo la dhaho ( Maysoon's Kids,) Urur caawimaad oo rajeyneeyso inaay siiso caruurta masaakiinta ah ee ku jiro xarumaha qaxootiga Falastiin Jab yar oo jaaniskii waalidkeyga isiiyeen ah. Laakin marka kaliya ee aan aadka ula dhacay ugu badnaan waa markii aan helay---markaan kahor--
(Laughter)
(Qosol)(Sacbis)--
(Applause)
But the one moment that stands out the most was when I got to perform for the man who floats like a butterfly and stings like a bee, has Parkinson's and shakes just like me, Muhammad Ali.
laakin marka kaliya aan aadka ula dhacay ugu badnaan waa marka kaliya aan ka ag jilay ninka usabeeyo sida balanbaalista misna qaniina sida shinida, misna qaba cudurka Laleemada hada ujareeya sideeyda oo kale, Muhammad Ali.
(Applause)
(Sacbis)
(Applause ends)
waxaay ahay waqtiga kaliya
It was the only time that my father ever saw me perform live, and I dedicate this talk to his memory.
uu aabahayga i arkay anoo si toos ah u jilaayo waxaana hadalkaan u hibeeynayaa qalbigiisa
(Arabic) Allah yerhamak yaba.
(Allah kuu naxariisto aabe)
(English) My name is Maysoon Zayid, and if I can can, you can can.
Magacayga waa Maysoon Zayid, Hadii aan aniga awoodo , adigana waad awoodaa.
(Cheering)
(Sacbis)
(Applause)