Hawa Abdi: Many people -- 20 years for Somalia -- [were] fighting. So there was no job, no food. Children, most of them, became very malnourished, like this. Deqo Mohamed: So as you know, always in a civil war, the ones affected most [are] the women and children. So our patients are women and children. And they are in our backyard. It's our home. We welcome them. That's the camp that we have in now 90,000 people, where 75 percent of them are women and children. Pat Mitchell: And this is your hospital. This is the inside. HA: We are doing C-sections and different operations because people need some help. There is no government to protect them. DM: Every morning we have about 400 patients, maybe more or less. But sometimes we are only five doctors and 16 nurses, and we are physically getting exhausted to see all of them. But we take the severe ones, and we reschedule the other ones the next day. It is very tough. And as you can see, it's the women who are carrying the children; it's the women who come into the hospitals; it's the women [are] building the houses. That's their house. And we have a school. This is our bright -- we opened [in the] last two years [an] elementary school where we have 850 children, and the majority are women and girls. (Applause) PM: And the doctors have some very big rules about who can get treated at the clinic. Would you explain the rules for admission? HA: The people who are coming to us, we are welcoming. We are sharing with them whatever we have. But there are only two rules. First rule: there is no clan distinguished and political division in Somali society. [Whomever] makes those things we throw out. The second: no man can beat his wife. If he beat, we will put [him] in jail, and we will call the eldest people. Until they identify this case, we'll never release him. That's our two rules. (Applause) The other thing that I have realized, that the woman is the most strong person all over the world. Because the last 20 years, the Somali woman has stood up. They were the leaders, and we are the leaders of our community and the hope of our future generations. We are not just the helpless and the victims of the civil war. We can reconcile. We can do everything. (Applause) DM: As my mother said, we are the future hope, and the men are only killing in Somalia. So we came up with these two rules. In a camp with 90,000 people, you have to come up with some rules or there is going to be some fights. So there is no clan division, and no man can beat his wife. And we have a little storage room where we converted a jail. So if you beat your wife, you're going to be there. (Applause) So empowering the women and giving the opportunity -- we are there for them. They are not alone for this. PM: You're running a medical clinic. It brought much, much needed medical care to people who wouldn't get it. You're also running a civil society. You've created your own rules, in which women and children are getting a different sense of security. Talk to me about your decision, Dr. Abdi, and your decision, Dr. Mohamed, to work together -- for you to become a doctor and to work with your mother in these circumstances. HA: My age -- because I was born in 1947 -- we were having, at that time, government, law and order. But one day, I went to the hospital -- my mother was sick -- and I saw the hospital, how they [were] treating the doctors, how they [are] committed to help the sick people. I admired them, and I decided to become a doctor. My mother died, unfortunately, when I was 12 years [old]. Then my father allowed me to proceed [with] my hope. My mother died in [a] gynecology complication, so I decided to become a gynecology specialist. That's why I became a doctor. So Dr. Deqo has to explain. DM: For me, my mother was preparing [me] when I was a child to become a doctor, but I really didn't want to. Maybe I should become an historian, or maybe a reporter. I loved it, but it didn't work. When the war broke out -- civil war -- I saw how my mother was helping and how she really needed the help, and how the care is essential to the woman to be a woman doctor in Somalia and help the women and children. And I thought, maybe I can be a reporter and doctor gynecologist. (Laughter) So I went to Russia, and my mother also, [during the] time of [the] Soviet Union. So some of our character, maybe we will come with a strong Soviet background of training. So that's how I decided [to do] the same. My sister was different. She's here. She's also a doctor. She graduated in Russia also. (Applause) And to go back and to work with our mother is just what we saw in the civil war -- when I was 16, and my sister was 11, when the civil war broke out. So it was the need and the people we saw in the early '90s -- that's what made us go back and work for them. PM: So what is the biggest challenge working, mother and daughter, in such dangerous and sometimes scary situations? HA: Yes, I was working in a tough situation, very dangerous. And when I saw the people who needed me, I was staying with them to help, because I [could] do something for them. Most people fled abroad. But I remained with those people, and I was trying to do something -- [any] little thing I [could] do. I succeeded in my place. Now my place is 90,000 people who are respecting each other, who are not fighting. But we try to stand on our feet, to do something, little things, we can for our people. And I'm thankful for my daughters. When they come to me, they help me to treat the people, to help. They do everything for them. They have done what I desire to do for them. PM: What's the best part of working with your mother, and the most challenging part for you? DM: She's very tough; it's most challenging. She always expects us to do more. And really when you think [you] cannot do it, she will push you, and I can do it. That's the best part. She shows us, trains us how to do and how to be better [people] and how to do long hours in surgery -- 300 patients per day, 10, 20 surgeries, and still you have to manage the camp -- that's how she trains us. It is not like beautiful offices here, 20 patients, you're tired. You see 300 patients, 20 surgeries and 90,000 people to manage. PM: But you do it for good reasons. (Applause) Wait. Wait. HA: Thank you. DM: Thank you. (Applause) HA: Thank you very much. DM: Thank you very much.
Hawa Abdi: Dad aad ubadan-- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay. Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin. Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan, sidaan oo kale Deqo Mohamed: Sida aad ogtihiin Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka Marka, bukaanadeenu waa dumar iyo caruur. Waxay ku jiraan deyrkeena. waa gurigeena. Waan kusoo dhaweynaa. waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90,000, halka 75% ay yihiin dumar iyo caruur. Pat Mitchell: Kani waa isbitaalkiin. halkani waa gudaha. HA: Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad. Dowlad difaacda majirto. DM: Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa, weey ka badataan ama ka yaaradaan. Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal. jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno. Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya, kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta. aad beey u adagtahay. Sida aad u jeedo, dumarka ayaa caruurta wadaan; waa dumar kuwa isbitaalka imaada; waa dumar kuwa dhisayo guryaha. kaasi waa gurigooda. Iskuul ayeeynu leenahay. Waa iftiinkeena-- labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850, misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii. (Sacbis) PM: Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn. Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka? HA: Dadka noo imaado, weeynu soo dhaweynaa. waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano. laakin waxaa jira laba sharci. Sharciga koowaad: Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa. Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa. Mida labaad: Nin garaaci karo xaaskiisa majiro. haduu garaaco, Xabsi ayaan dhex dhigeena, misna waxan u yeereena duqoowda. ilaa ay ka cadeeyan case-kiisa, xabsiga kama soo deeyneeyno. Kuwasi waa labadeena sharci. (Sacbis) Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay, Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa. Maxa yelay, 20-kii sano ee ugu dambeysay, Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay. Hogaamiya-yaal ayeey ahaayen, anaguna waxaynu nahay hogaamiya-yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena. ma'aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye. Dib weeynu uheshiin karnaa. Wax walbo weeynu qaban karnaa. (Sacbis) DM: Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay, Ragga ayaa kaliya wax laaya. Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci. Xero ay ku jiraan 90,000 oo qofood, waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo. Marka, Majijran wax kala qeyb-sanaan qabiil, misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto, Waxaynu heeysanaa maqaasin yar oo aan xabsi ka dhignay. Marka hadaad xaaskaada garaacdo meeshas ayaa galeysa. (Sacbis) Dumarka ayaan baraarujina misna aan siina jaanis--- Dartooda ayaa halkaas ujoognaa. kaligood kuma ahin hooshaan. PM: Waxaad maamusha xarun caafimaad. Waxay keentay daryeel caafimaad oo ay aad ugu baahnayeen dadka aan awoodin iney helaan. Waxaad kaloo maamushaa bulshada rayidka. Waxaad aas-aastay sharuuc-daada, taaso dumarka iyo caruurta ay helayaan xaalado amni oo kala duwan. Isheeg go'aan-kaada, Dr.Abdi, adigana sidoo kale, Dr.Mohamed, ee wada shaqeynta ku saabsan-- si aad adiga u noqoto dhakhtar misna aad ula shaqeeyso hooyadaada xaaladahaan. HA: Da'deydu-- maxa yeelay waxaan dhashay 1947-- waqtigaas oo aynu laheen, dowlad, sharci iyo nidaam. Laakin maalin ayaan waxan aaday isbitalka-- hooyadey ayaa xanuunsaneyd-- waxaan arkay sida dhaqatiirtu ay u daaweynayaan, sida ay ugu go'een inay caawiyaan dadka xanuun sanaya. Aad baan ula dhacay, waxaana go'aan saday inaan noqdo dhaqtar. Nasiib xumo hooyadey waxay geeriyootay, markaan 12 jir ahaay. kadib aabahey ayaa wuxu ii ogolaaday inaan rajadeyda horay usii wato. hooyadey ayaa waxay u dhimatay cudarada dumarka oo aad u dhib badan, marka waxaan go'aan saday inaan noqdo qof ku taqasuso cudurada dumarka. Sidaas darteed ayaan dhaqtar u noqday Marka Dr. Deqo aya idiin sharaxeeso ayadana. DM: dhankeyga, hooyaday ayaaba ii diyaarinaysay markaan yaraa inaan noqdo dhaqtar, laakin dhab ahaantii maanan rabin dhaqtarnimo. Waxan ku haminayay inaan noqdo taarikh-yahan, ama wariye, aad baan u jeclaa laakin iima suurto gelin. Markii dagaalkii uu bilaawday---Dagaalkii sokeeye-- waxan arkay sida hooyadey aay u caawineysay iyo sida ay caawinaad ugu baahneed, iyo sida ay daryeelku dumarku muhiim ugu yahay si ay u noqoto dhaqtar haween ah ee Somalia dhexdeda misna ay dumarka iyo caruruta u caawiso. waxan ku fekeray inaan isku noqdo dhaqtar iyo wariye (Qosol) Marka waxaan aaday Russia. xita hooyadey waxay aday, waqtigii midawga Soviet. Dabeecadaheena qaar, waxaan kasoo dhaxalnay tababarka adag ee soviet-ka. Marka waa sidaas qaabka aan ku noqday Dr, Walaasheyda waxay aheyd mid naga duwan. Waatana. Ayaduna waa Dhaqtarad. Russia ayeey ka soo qalin jebisay sido kale. (Sacbis) laabashadeeni iyo la shaqeynta hooyadeyn ayaa aheyda waxa kaliya aan la kulanay dagaaladii sokeeye-- 16 jidh markaan ahay, walashey waxay jidhay 11, goortii dagaaladii sokeeye qarxay. marka waxay aheyd baahida iyo dadkii aan aragnay bilawgii 90-meeyadii-- waxa nagu dhaliyay inaan dib u laabano misna aan wax ugu qabano. PM: Maxay tahay carqalada ugu weyn ee hortaala hooyo iyo inanteedi aay ku dhex shaqeynayaan, halista iyo xaaladahaan cabsida ahi? HA: Haa, waxan ku dhex shaqeynaya xaalad adag, oo aad u halis ah. Misna markii aan arkay dadka ii baahan, iyaga ayaan la joogay si aan u caawiyio maxa yelay waxan awooday inaan wax uun uqabto Dadka badankiisa waxay u yaaceen dibada. Lakin aniga waxan lajoogay kuwa hadhay, waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto-- haba yaraatee. Waan ku guuleestay hoosheyda. Iminka waxaan goobteyda ku hayaa 90,000 oo qofood kuwaas oo is xushmeeya, aanan marnaba dagaalameynin. Waxan isku daynaa inaa cirbaheena ku istaagno, si aan wax ugu qabano dadkeena, haba yaraatee. Aaad baana ugu mahad celinayaa gabdhaheyga, Markaye ii imaaadan, waxay iga caawiyaan inaay dadka ii daweeyaan, si ay u caawiyaan. Wax walbo ayeey u qabtaan. Waxay qabteen wax walbo aan rabay inaan iyaga u qabto. PM: Maxay tahay qeebta ugu fiican ee la shaqeynta hooyadaa, iyo qeebta kugu dhibka badan ? DM: qeebta igu dhibka badan waa; hooyadey aad bey u adagtahay. Mar walbo waxay rabtaa inaa wax badan sameyno. xaqiiqdii markii aad niyad jabto oo aad quusato, weeyna dhiira gelisa si aan u sameyno oo u gulesano Taasi waa qeebta ugu fiican. Waay na taba bartaa oo ay na tustaa sida loo sameeyo misna loo noqdo dad aad u wanaagsan iyo sida loo sameeyo qaliin waqti badan ah-- ugu yaraan 300 oo bukaan ah maalin walbo, 10 ilaa 20 qaliin ah, sidoo kale waa inaad ogaata xerada-- taasi waa sida aan noo taba barto. halkani ma ahin sidii xafiisyo qurux badan, 20 bukaan waana daaleeysa. sida aad u jeedo waa 300 oo qofood, 20 qaliin ah iyo 90,000 qofood oo ad ogaaneysid. PM: Laakin waxan u sameysaa dhan wanaag ku jiro. (Sacbis) Su,Sug. HA: Mahadsanid. DM: Mahadsanidiin. (Sacbis) Ha: Aaad baad u mahadsan tihii. DM: aad baad u mahadsan tihiin.